{"id":30519,"date":"2016-10-01T22:35:00","date_gmt":"2016-10-01T19:35:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30519"},"modified":"2016-10-01T22:38:23","modified_gmt":"2016-10-01T19:38:23","slug":"ururka-midawga-yurub-oo-ka-digey-dib-u-dhac-danbe-in-ay-ku-timaado-hanaanka-doorashooyinka-2016","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/ururka-midawga-yurub-oo-ka-digey-dib-u-dhac-danbe-in-ay-ku-timaado-hanaanka-doorashooyinka-2016\/","title":{"rendered":"Ururka Midawga Yurub oo ka digey dib u dhac danbe in ay ku timaado hanaanka Doorashooyinka 2016."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadlay dib u dhigidda doorashooyinka Soomaaliya, isagoo ka digay in doorashada mar kale dib loo dhigo, iyagoo sheegay in dib u dhac walba oo Doorashooyinka ku yimaada ay doorashooyinka ku sababi karaan carqalad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddiga Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya, ayaa toddobaadkii hore waxay sheegeen in doorashada dib loo dhigay muddo bil ah, iyagoo xusay in doorashada madaxweynaha ay dhici doonto 30-ka November 2016-ka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cShaki noogama jiro in Doorashooyinka Somalia ay ka dhacayaan; Laakiinse Arrinta aanu ka Walaacsan-nahay ayaa ah in doorashooyinka ay ku dhacaan si gaabis ah,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed uu soo saaray Midowga Yurub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warbixinta ururka ayaa waxaa kaloo lagu yiri. \u201cSoomaalidu waa busho si aad ah u dhawra dastuurka iyo shuruucda u yaalla, iyadoo doorashooyinka aysan baaqan doonin, Laakiinse waxaa loo baahan yahay inaysan mar kale dib uga dhicin 30-ka Bisha November 2016-ka, Maadaama doorashadu ay tahay mid indhaha lagu hayo.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, Qaramada Midoobay ayaa dhawaan sheegtay inay nasiib-darro weyn tahay in doorashooyinka Somalia dib looga dhigo muddadii lagu heshiiyay, laakiinse mas\u2019uuliyiinta Soomaailda laga donayo inay sal u dhigaan doorashada sannadkan dhacaysa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn, Ururka Midowga Yurub ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka Taageera dhinca tababarka cidamada iyo qalabeyntooda, waxaana sidoo kale ay ka taageeraan Qaybo kale oo muhiim ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadlay dib u dhigidda doorashooyinka Soomaaliya, isagoo ka digay in doorashada mar kale dib loo dhigo, iyagoo sheegay in dib u dhac walba oo Doorashooyinka ku yimaada ay doorashooyinka ku sababi karaan carqalad. Guddiga Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya, ayaa toddobaadkii hore waxay sheegeen in doorashada dib loo dhigay muddo bil ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30521,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30520,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30519\/revisions\/30520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}