{"id":3051,"date":"2011-09-13T12:38:15","date_gmt":"2011-09-13T12:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3051"},"modified":"2011-09-13T12:38:15","modified_gmt":"2011-09-13T12:38:15","slug":"ciidamada-amisom-oo-xarag-u-geestay-qaar-ka-tirsan-wafdigii-ka-socday-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/ciidamada-amisom-oo-xarag-u-geestay-qaar-ka-tirsan-wafdigii-ka-socday-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Ciidamada AMISOM Oo Xarag U Geestay Qaar Ka Tirsan Wafdigii Ka Socday Dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/xarag2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3054\" title=\"xarag2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/xarag2.jpg\" alt=\"\" width=\"356\" height=\"262\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ee \u00a0jooga magaalada Muqdisho ayaa qafaal u geystay shakhsiyaad muxsiniin ah oo ka socday dalka Turkiga kuwaasi oo shalay booqday xeryaha dadka Barakacayaasha ah ku noolyihiin.<\/p>\n<p>Xabsiga xalane ayaa waxaa ladhigay Mas&#8217;uuliyiin katirsan hay&#8217;ad Kheyri ah oo Dalka Turkiga laga leeyahay kadib markii ay booqdeen Kaamka Aala Yaasir ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay wafdiga Turkiga u dhashay u jeediyeen maamulka Shabeelaha Hoose kaasi oo ku aadan sida hagaagsan ee uu umadda umaamulo islamarkaana u dhaqan geliyay ku dhaqanka Ama Uu aad u sugan amaankooda Wafdigii ka socday dalka turkiga<\/p>\n<p>Sidoo Kale wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dublumaasiyiin Turki ah oo iyana Muqdisho dhinac ka jooga ay wadaan dadaallo ay kusii deynayaan saraakiishan Turkiga ah oo ay gacanta ugu jiraan Ciidam,ada AMISOM Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>ZAM-ZAM Foundation <\/strong>oo Ah Hay&#8217;adda Maxali ah ayaa muddo sanada ah mu&#8217;asasaadka Turkiga wakiil uga aheyd samafalka Soomaaliya waxayna madaxda Turkiga shalay ku dhawaaqeen in ay gargaarkooda gaarsiin doonaan Kismaayo, Baydhabo Iyo waliba meel Alaalaae Meelaha ay Maamulaan Xarakada Mujaahidiint Al-shabaab.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ciidamada AMISOM ee \u00a0jooga magaalada Muqdisho ayaa qafaal u geystay shakhsiyaad muxsiniin ah oo ka socday dalka Turkiga kuwaasi oo shalay booqday xeryaha dadka Barakacayaasha ah ku noolyihiin. Xabsiga xalane ayaa waxaa ladhigay Mas&#8217;uuliyiin katirsan hay&#8217;ad Kheyri ah oo Dalka Turkiga laga leeyahay kadib markii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3051","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3051"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3057,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051\/revisions\/3057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}