{"id":30509,"date":"2016-10-01T21:08:49","date_gmt":"2016-10-01T18:08:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30509"},"modified":"2016-10-01T21:09:56","modified_gmt":"2016-10-01T18:09:56","slug":"qaxootiga-soomaalida-dhadhaab-oo-qm-u-magacawdey-ergey-uga-wakiil-noqonaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/qaxootiga-soomaalida-dhadhaab-oo-qm-u-magacawdey-ergey-uga-wakiil-noqonaya\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Soomaalida DHadhaab oo Q\/M u magacawdey ergey uga wakiil noqonaya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Qaramada Midoobay ayaa u Magacawday ergay gaar ah arrimaha qoxootiga Somalia ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, si loo hubiyo amniga qoxootiga doonaya inay dalkooda dib ugu laabtaan, kaddib markii hay\u2019adda HRW ay Kenya ku eedeysay inay si khasab ah qoxootiga ugu celinayso Somalia si ay u Xeryaha Dhadhaab u xirto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ergayga ay QM u Magacowday Arrimaha Qoxootiga Somalia oo ah &#8211; Danjire Maxamed Cabdi Afeey, ayaa sidoo ah xilligan haya xilka ergayga IGAD uga Wakiilka ah Arrimaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxa Hay\u2019adda Qoxootiga Adduunka ayaa sheegay in ergaygan cusub ee la magacaabay ay shaqadiisu noqonaysaa sidii uu u hubin lahaa arrimaha ku aadan dib u celinta qoxootiga Soomaalida, uuna Galaan-gal ugu yeelan lahaa Arrimaha Qoxootiga Somalia ee Dhadhaab ku nool.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Magacaabida ergaygaan cusub ayaa waxay imaanaysaa xilli 31,000 oo Qoxooti Soomaaliyeed ay si iskood ah uga soo laabteen Somalia tan iyo Sanadkii 2014-kii, markaas oo ay Somalia, Kenya iyo Hay&#8217;adda UNHCR kala Saxiixdeen Heshiis Dib loogu celinayo qoxootiga Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dib u celinta Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Dhadhaab oo ahayd inaysan noqon mid si khasab ah ku timaadda, ayaa haddana waxaa Dowladda Kenya lagu eedeeyay dhawr jeer inay khasab ku celiso Qoxootiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn, Xukuumadda Kenya ayaa bishii May ee sanadkan 2016-ka ku dhawaaqday inay xiri doonto Dhadhaab, kaddib markii ay sheegeen in Weerarrada gudaha dalkeeda ka dhaca laga soo ababaulo xeryahaas.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa u Magacawday ergay gaar ah arrimaha qoxootiga Somalia ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, si loo hubiyo amniga qoxootiga doonaya inay dalkooda dib ugu laabtaan, kaddib markii hay\u2019adda HRW ay Kenya ku eedeysay inay si khasab ah qoxootiga ugu celinayso Somalia si ay u Xeryaha Dhadhaab u xirto. Ergayga ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30510,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30509\/revisions\/30510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}