{"id":30506,"date":"2016-10-01T20:18:29","date_gmt":"2016-10-01T17:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30506"},"modified":"2016-10-01T20:20:08","modified_gmt":"2016-10-01T17:20:08","slug":"dawlada-dalka-turkiga-oo-dooneysa-in-ay-muqdisho-ka-hirgeliso-xero-tababarro-ciidamada-soomaaliya-lagu-tababaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dawlada-dalka-turkiga-oo-dooneysa-in-ay-muqdisho-ka-hirgeliso-xero-tababarro-ciidamada-soomaaliya-lagu-tababaro\/","title":{"rendered":"Dawlada dalka Turkiga oo dooneysa in ay Muqdisho ka  hirgeliso xero tababarro ciidamada Soomaaliya lagu tababaro."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Turkiga ayaa Saldhig lagu Tababari doono Ciidamada Somalia iyo kuwa Waddamada Afrika Qaar ka mid ah lagu wadaa inay dhawaan ka furato Muqdisho, iyadoo saldhiggan uu noqon doono kii ugu weynaa ee ay abid ka furto meel ka baxsan xuduudaheeda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xukuumadda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa tan iyo Sannadkii 2011-kii, waxay xiriir wanaagsan la lahayd Somalia, markaasoo ay billowday inay caawiso shacabka Soomaaliyeed oo ay ku habsadeen abaaro sababay macluul.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Saldhiggan millateri ayaa wuxuu turkigu doonayaa inuu ku tababaro ciidamo la dagalaama Al-shabaab oo weli ka talisa qaybo ka mid ah Soomaaliya isla markaana dagaallo kula jirta Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Al-shabaab ayaa horay ugu eedeysay Dowladda Turkiga inay Soomaaliya u joogto Arrimo u gaar ah, iyagoo ku eedeeyay inuu u adeegayo Waddamad reer Galbeedka, si uu danaha ay ka leeyihiin Somalia ugu fududeeyo, inkastoo dowladda Turkigu ay beenisay hadalkaas.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka Turkiga, ayaa Qorsheynaysa in Saldhiggaan ay ku Tababbarto 10,500 oo Askari oo Soomaali ah, ayna u soo dirayso Soomaaliya illaa 200 saraakiil si ay u tababaraan Ciidanka Somalia iyo kuwa kale ee Afrikaanka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn, Dowladda Turkiga ayaa horay Magaalada Muqdisho uga furatay Safaarada ugu weyn ee ay caalamka ku leedahay, Taasoo baratamihii Sannadkan uu xarigga ka jaray Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo markiisii saddexaad booqasho ku yimid Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa Saldhig lagu Tababari doono Ciidamada Somalia iyo kuwa Waddamada Afrika Qaar ka mid ah lagu wadaa inay dhawaan ka furato Muqdisho, iyadoo saldhiggan uu noqon doono kii ugu weynaa ee ay abid ka furto meel ka baxsan xuduudaheeda. Xukuumadda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa tan iyo Sannadkii 2011-kii, waxay xiriir wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30507,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30506\/revisions\/30507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}