{"id":30499,"date":"2016-10-01T18:08:24","date_gmt":"2016-10-01T15:08:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30499"},"modified":"2016-10-01T18:18:49","modified_gmt":"2016-10-01T15:18:49","slug":"qarax-goor-dhaw-ka-dhacey-maqaaxi-ku-taal-degmada-boondheere-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/qarax-goor-dhaw-ka-dhacey-maqaaxi-ku-taal-degmada-boondheere-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Qarax goor dhaw ka dhacey maqaaxi ku taal degmada Boondheere ee gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo ku dhaw Tiyaatarka Muqdisho, halkaasoo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga uu dhacayya qaraxa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa halkaas gaaray, kuwaas oo ka qaadyay dhaawacyo sida ay sheegeen Goob-joogayaal ku sugnaa meel Maqaayadda Qarax lala beegsaday ku dhaw.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky ayaa lala beegsaday Qarax gaari, Welina khasaaraha ka dhacay lama oga,&#8221; ayuu yiri sarkaal ka tirsan Booliiska Somalia oo Saxaafada la hadlay, wuxuuse sheegay in Qaraxa uu ahaa mid xooggan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraxaan, ayaa imaanaya xilli dhawaanahan uu amaanka Muqdisho ahaa mid Wanaagsan, iyadoo aysan weli jirin cid sheegatay inay weerarkan mas\u2019uul ka tahay, inkastoo qaraxyada noocan oo kale ah ay sheegato Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><em>Wixii warar ah ee kusoo kordha weerarkan qaraxa ah waxaad waxaa kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/em><\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo ku dhaw Tiyaatarka Muqdisho, halkaasoo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga uu dhacayya qaraxa. Sidoo kale, Gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa halkaas gaaray, kuwaas oo ka qaadyay dhaawacyo sida ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30499\/revisions\/30500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}