{"id":30496,"date":"2016-09-30T21:51:00","date_gmt":"2016-09-30T18:51:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30496"},"modified":"2016-09-30T21:51:00","modified_gmt":"2016-09-30T18:51:00","slug":"dalka-mareykanka-oo-dalka-ruushku-ku-eedeeyey-in-uu-taageero-koox-dalka-syria-ka-dagaalanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dalka-mareykanka-oo-dalka-ruushku-ku-eedeeyey-in-uu-taageero-koox-dalka-syria-ka-dagaalanta\/","title":{"rendered":"Dalka Mareykanka oo dalka Ruushku ku eedeeyey in uu taageero koox dalka SYRIA ka dagaalanta."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Xukuumadda Ruushka, ayaa sheegyay inay rumeysn tahay inuu Maraykanku si Xeeladaysan u Taageero koox ka mid ah xoogagga Mintidiinta ah ee Dalka Suuriya ka dagaallama, taasoo horay xiriir ula lahayd Ururka Al-Qaacida.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergei Lavrov oo wareysi siiyay BBC-da, ayaa xusay in Maraykanku uu ku guul-dareystay inuu kala sooco kooxaha hubeysan ee dhex-dhexaadka ah ee uu isbaheysiga la leeyahay iyo kooxdan horay loo oran jiray Nusra ee xiriika la lahayd Shabakadda Al- Qaacida.<\/p>\n<p>Lavrov, ayaa intaa ku daray in arrintaan ay is-hortaagtay rajadii laga qabay xabbad-joojinta. Isagoo hadalkiisa raaciyay inuu tuhunsan yahay in sababta uu Maraykanku isaga fogeynayo Al-Nusra ay tahay inuu rajo ka qabo inuu si uun u isticmaalo kooxdan mustaqbalka.<\/p>\n<p>\u201cMareykanku wuxuu horay nooga ballan-qaaday inuu kala saarayo kooxaha ka dagaallama Suuriya ee dhex-dhexaadka ah iyo kuwa aan Xag-jiriinta ah, balse haatan taasi inay meesha ka baxday ayay u muuqataa oo uu si gaar ah u quudinayo Kooxdaan horay uga ka tirsanayd Al-Qaacida,\u201d ayuu yiri Lavrov.<br \/>\n<\/span><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016930636108403139319786Ruushka_oo_eedeeyay_Mareykanka%20%282%29.jpg\" \/><br \/>\nIsagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray, in Mareykanka ay marar badan uga baxeen heshiiyo ay wada-galeen. Taasoo uu xusay inay u arkaan mid uu doonayo inuu kooxda uu taageerayo u adeegsado hawlo kale waqtiyada soo socda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aaminsanahay in heshiisyadii Ruushka iyo Mareyaknka wada galeen dhamaantood la fuliyo. Waxaana loo baahan yaayna waa inaan kooxda Al-Nusra aan laga soocin kooxaha kale ee argagaxisada ah, waayo hehiisyadii aanu la galanay Mareykanka kuma jirin inuu si gaar ah u Taageerayo kooxdan. Balse haddii ay sii socoto Tallaabada Mareykanaku sida aan muuqan uu ku quudinayo waxay keeni kartaa cawaaqib fool xun,\u201d ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka ku yiri wareysiga.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Lavrov ayaa difaacay duqeynta uu Ruushku sida joogtada ah ugu hayo Xalab oo ka tirsan dalka Suuriya. Wuxuu sheegay in Moscow ay Dowladda Suuriya ka caawineyso la dagaalanka kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Qaramada Midoobaya ayaa sheegtay in 400 oo ruux oo ay Caruuri ku jirto lagu dilay Magaalada Xalab ee Suuriya Toddobaadkii lasoo dhaafay oo keliya, halkaasoo uu Ruushku ka wado duqeymo cirka ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Ruushka, ayaa sheegyay inay rumeysn tahay inuu Maraykanku si Xeeladaysan u Taageero koox ka mid ah xoogagga Mintidiinta ah ee Dalka Suuriya ka dagaallama, taasoo horay xiriir ula lahayd Ururka Al-Qaacida. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergei Lavrov oo wareysi siiyay BBC-da, ayaa xusay in Maraykanku uu ku guul-dareystay inuu kala sooco kooxaha hubeysan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-30496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30498,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30496\/revisions\/30498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}