{"id":30492,"date":"2016-09-30T20:20:59","date_gmt":"2016-09-30T17:20:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30492"},"modified":"2016-09-30T20:30:32","modified_gmt":"2016-09-30T17:30:32","slug":"dagaalada-lagula-jiroal-shabaab-iyo-qaxootiga-dhadhaab-oo-xasan-sheekh-ka-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dagaalada-lagula-jiroal-shabaab-iyo-qaxootiga-dhadhaab-oo-xasan-sheekh-ka-hadley\/","title":{"rendered":"Dagaalada lagula jiroAL-shabaab iyo Qaxootiga DHadhaab oo Xasan SHeekh ka hadley."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Wargeyska Newsweek, ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaallada lagula jiro Al-shabaab iyo Qoxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo Xusay in ay ka saareen 75% Dhulkii ay Al-shabaab ka talin jiray, haatana ay qaybta kale kula dagaalamayaan.<\/p>\n<p>\u201cAl-shabaab ahaatan waxay ka talisaa dhul gaaraya 10%, Haatanna Waxaa naga go\u2019an in aan ka saarno deegaannada ay haystaan,\u201d ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku yiri wareysigiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wuxuu Xusay in Sannadihii u Dambeeyay ay Al-shabaab billowday Weerarro Cusub oo u badan qaraxyo ismiidaamin ah iyo kuwo kale oo gaadmo ah, taasoo uu xusay inay muujinayso inay ku guul-darreysteen weerarradii tooska ahaa.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyay su\u2019aal ahayd; Waa maxay waxaad u baahan tihiin si aad u cirib-tartaan Al-shabaab, wuxuuna ku jawaabay inay haatan guulo waaweyn gaareen, balse ay caalamka uga baaqayaan inay ka caawiso Ciidanka DF iyo kuwa AMISOM si ay u sii wadaan hawl-gallada ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p><strong>Qoxootiga Soomaaliyeed ee Dhadhaab;<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa kaloo Xasan Sheekh la weydiiyay su\u2019aal ahayd; Ma ku raacsan tahay Kenya Go\u2019aankeeda ah in ay Xirayso Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab iyo in Qoxootiga Soomaaliyeed ku Nool Somalia Dib loogu celiyo? Wuxuuna kaga jawaabay.<\/p>\n<p>\u201cWaan uga mahad-celinaynaa xukuumadda iyo shacabka Kenya sidii ay u soo dhaweeyeen Soomaalidii ka cararay Colaadihii Sokeeye ee dalka ka dhacay, ayna ka Caawiyeen wixii ay u baahnaayeen oo dhan waana og-nahay culeyska ay keeni karto marti-gelinta qoxootigaas faraha badan.\u201d<\/p>\n<p>Isagoo intaas ku daray. \u201cInkastoo weli ay Somalia weli Caqabado ka jiraan, Haddana waqtigaan waxaa loo baahan yahay in Qoxootigu Dhadhaab ku nool ay Dalkooda kusoo laabtaan, ayna ka Qayb-qaataan dib u dhiska dalkooda. Balse waxaan u baahannahay in dib u celinta qoxootiga ay noqoto mid si tartiib-tartiib ah u hir-gasho. Waxaana Kenya mar kale uga mahad-celinayaa gacantii ay dadka Soomaaliyeed siiyeen muddadii ay qoxootiga ku ahaayeen dalkooda, taasina waxay keenaysaa in Kenya ay baal-dahab ah ka gasaho taariikhda Somalia.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweyne Xaan oo ka mid ah Murashaxiinta doonaya in ay u Tartamaan Sannadkan Xilka Madaxweynaha Somalia, ayaa sheegay in Dowladdiisu intii ay jirtay ay horumarro fara badan ku tallaabsatay, balse ma sheegin waxyaabihii aan u qabsoomin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Wargeyska Newsweek, ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaallada lagula jiro Al-shabaab iyo Qoxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya. Xasan Sheekh, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo Xusay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30492"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30493,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30492\/revisions\/30493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}