{"id":30485,"date":"2016-09-30T19:40:15","date_gmt":"2016-09-30T16:40:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30485"},"modified":"2016-09-30T19:42:15","modified_gmt":"2016-09-30T16:42:15","slug":"askeriga-uganda-ee-kdf-al-shabaabna-u-gacan-galey-oo-qoyskiisii-ka-walaacsanyihiin-nololshiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/askeriga-uganda-ee-kdf-al-shabaabna-u-gacan-galey-oo-qoyskiisii-ka-walaacsanyihiin-nololshiisa\/","title":{"rendered":"Askeriga Uganda ee KDF AL-shabaabna u gacan galey oo qoyskiisii ka walaacsanyihiin nololshiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qoyska askariga oo maalmo ka hor ka soo muuqday fiidiyow Al-Shabaab soo daayeen ayaa durba fiidiyowgaa ka gartay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cHaa, waa asaga!Kaasi waa asaga,\u201d ayay tiri hooyadii markii ay aragtay fiidiyowga. Weyna doorsoontay markii ay aragtay muuqaalka wiilkeeda laga duubay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Christine Nzilani Kiiyo ayaa wiilkeeda Leonard Maingi inuu yahay xaqiijisay dawlada Kenyana ka codsatay inay gorgortan iyo wixii karaankeeda ah samayso si wiilkeeda loo soo sii daayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan dawlada ka codsanayaa inay sameyso wax kasta oo ay awoodo si loo badbaadsho wiilkeyga,\u201d ayay tiri hooyadiis.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xrakada Al-shabaab ayaa soo saartay muuqaalka fiidiyowga ah maalmo ka hor kaasoo uu ka soo muuqday askariga ay KDF uga qabsadeen xeradii Ceel Cadde, Gedo, Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/20169306361080863723446341429364_0.jpg\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Askarigaa KDF ayaa ka codsaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in lasoo sii daayo inuu ka shaqeeyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu ninkaasi ka codsaday Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya ayna kala xaajooto Al-Shabaab sidii asaga loo sii deyn lahaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Farriintaydu waxay kugu socotaa adiga Madaxweyne\u00a0 Uhuru Muigai Kenyatta..amarkaaga ayaan qaadanaa. Waxaanu isku daynay inaan dagaalno laakiin waa nalaka adkaaday hubkiina waa nalaka qaatay&#8221;.\u00a0 Ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Madaxweyne, waqtigaan waxaa laga yaabaa inuu yahay fursadii ugu dambeysay oo aan kaa codsanaayo adoo ah taliyahayga..Fadlan, waan ku baryayaa Mr Madaxweyne&#8217;. Intaana wuu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay inuu ahaa dhaqtar ka tirsanaa qeybta caafimaadka uuna ciidamada KDF ee Soomaaliya jooga ku biiray 1dii Janaayo ee sanadkaan, waa labo asbuuc un ka hor intii Al-Shabaab aysan xeraadaa qabsan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoyska askariga oo maalmo ka hor ka soo muuqday fiidiyow Al-Shabaab soo daayeen ayaa durba fiidiyowgaa ka gartay. \u201cHaa, waa asaga!Kaasi waa asaga,\u201d ayay tiri hooyadii markii ay aragtay fiidiyowga. Weyna doorsoontay markii ay aragtay muuqaalka wiilkeeda laga duubay. Christine Nzilani Kiiyo ayaa wiilkeeda Leonard Maingi inuu yahay xaqiijisay dawlada Kenyana ka codsatay inay gorgortan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30485\/revisions\/30488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}