{"id":30482,"date":"2016-09-30T19:26:02","date_gmt":"2016-09-30T16:26:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30482"},"modified":"2016-09-30T19:28:36","modified_gmt":"2016-09-30T16:28:36","slug":"sucuudiga-oo-mareykanka-uga-digey-cawaaqib-xumada-uga-imaan-karta-qaraxyadii-11-sep","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/sucuudiga-oo-mareykanka-uga-digey-cawaaqib-xumada-uga-imaan-karta-qaraxyadii-11-sep\/","title":{"rendered":"Sucuudiga oo Mareykanka uga digey cawaaqib xumada uga imaan karta qaraxyadii 11-sep."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Sucuudiga, ayaa uga Digtay Congress-ka Mareykanka inuu u ogolaado ehellada Dadkii ku dhintay Weerarkii 11-kii September, 2001-dii ka dhacay New York in tallaabo sharci ah ay qaadaan, taasoo ka dhan ah Sucuudiga.<\/p>\n<p>Xukuumadda Riyaad ayaa sheegtay in la doonayo in tallaabadan lagu suuro-geliyo diidmada ay Congress-ku diideen Codkii diidmada-qayaxan ee uu u soo gudbiyay Madaxweyne Barack Obama.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Boqortooyada Sucuudiga ayaa intaas ku daray inay tallaabadaas yeelan doonto saameyn xun oo dhanka siyaasadda ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa dhowr jeer ka digay in arrintan ay halis gelinayso ciidamada iyo Saraakiisha Mareykanka ah ee ka hawl-galaya dalka dibaddiisa, kuwaasoo uu sheegay in ay wajihi karaan dacwad.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Aqalka Cad ee Mareykanka, Josh Earnest ayaa sheegay in Xildhibaannada Congress-ka, aysan fahmin Cawaaqibka Arrintaan ka dhalan kara.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Hogggaamiyaha Aqlabiyadda ee Aqalka sare ee Mareykanka, Mitch McConnell ayaa sheegay inaysan jirin cid dhab ahaantii diiradda saartay dhibaatada dhanka xiriirka caalamiga ah ee arrinta ka dhalan karto.<\/p>\n<p>McConnell ayaa ka mid ah xildhibaanada ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo u codeeyay sharcigan, balse hadda rumeysan in sharciga uu u baahan yahay in wax weyn laga beddelo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, mudanahan ayaa sheegay inay doonayaan in ay sharcigaas ku koobaan arrinta ku saabsan weerarkaas, si ay u yareeyaan saameynta ay Arrintaan ku yeelan karto shacabka Mareyakanka ee dibadda ku nool.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Sucuudiga, ayaa uga Digtay Congress-ka Mareykanka inuu u ogolaado ehellada Dadkii ku dhintay Weerarkii 11-kii September, 2001-dii ka dhacay New York in tallaabo sharci ah ay qaadaan, taasoo ka dhan ah Sucuudiga. Xukuumadda Riyaad ayaa sheegtay in la doonayo in tallaabadan lagu suuro-geliyo diidmada ay Congress-ku diideen Codkii diidmada-qayaxan ee uu u soo gudbiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30483,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30482\/revisions\/30483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}