{"id":30454,"date":"2016-09-29T19:42:40","date_gmt":"2016-09-29T16:42:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30454"},"modified":"2016-09-29T19:48:42","modified_gmt":"2016-09-29T16:48:42","slug":"mweyne-obama-oo-kala-kulmey-aqalka-congreska-diidmada-qayaxan-ee-vito-power","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/mweyne-obama-oo-kala-kulmey-aqalka-congreska-diidmada-qayaxan-ee-vito-power\/","title":{"rendered":"M\/weyne OBAMA oo kala kulmey Aqalka Congreska diidmada Qayaxan ee vito power."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Aqalka Kongareska Maraykanka ayaa shalay kasoo korjeestay diidayna diidmadii qayaxneyd ee Madaxweyne Obama uga soo horjeestay biil sharci oo u saamaxya ehelada dadkii ku dhintay weeraradii 9\/11 inay dacweeyaan dawlada Sacuudi Carabiya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tani waa diidmadii ugu horeysay ee mudnaan ka yeelata go&#8217;aanada Obama intii uu xilka hayay oo sideed sano ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Diidmada Kongareska ayaa ahayd 348-76, taasoo xubnaha aqalkaa ee u codeeyay ay aad uga badnaayeen labo meelood saddex meelood marka loo qeybsho xubnaha aqalkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labo meelood saddex meelood marka loo qeybsho xubnaha aqalkaa ayaa loo baahan yahay inay g&#8217;aan meel mariyaan aqalkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Goor markaa kasii horeysay ayaa Senate-ka dalkaasi uu diidmo qayaxan uga soo horjeestay ayadoo ay ahayd 97-1, marka &#8220;Qodobka Caddaalada ka dhanka ah Taageereyaasha Argagaxisonimada&#8221; ayaa noqon doona sharci gudaha dalkaasi Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Diidmada qayaxan ayaa dhib weyn ku ah\u00a0 Obama iyo dawlada Sacuudiga oo gacan saar la leh Mareykanka kana mid ah dalalka isbahaysiga la leh Mareykanka ee dunida Carabta.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Kongareska Maraykanka ayaa shalay kasoo korjeestay diidayna diidmadii qayaxneyd ee Madaxweyne Obama uga soo horjeestay biil sharci oo u saamaxya ehelada dadkii ku dhintay weeraradii 9\/11 inay dacweeyaan dawlada Sacuudi Carabiya. Tani waa diidmadii ugu horeysay ee mudnaan ka yeelata go&#8217;aanada Obama intii uu xilka hayay oo sideed sano ah. Diidmada Kongareska ayaa ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30454\/revisions\/30455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}