{"id":30433,"date":"2016-09-28T23:43:26","date_gmt":"2016-09-28T20:43:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30433"},"modified":"2016-09-28T23:45:55","modified_gmt":"2016-09-28T20:45:55","slug":"dawlda-dalka-ugandha-oo-sheegtey-in-ay-yeeleyso-waxkasta-si-loo-daayo-askerigeeda-al-shabaab-heysato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dawlda-dalka-ugandha-oo-sheegtey-in-ay-yeeleyso-waxkasta-si-loo-daayo-askerigeeda-al-shabaab-heysato\/","title":{"rendered":"Dawlda dalka ugandha oo sheegtey in ay yeeleyso waxkasta si loo daayo askerigeeda AL-shabaab heysato."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxa ciidamada Uganada ayaa sheegay inuusan asagu arag fiidiyowga Al-shabaab soo deysay ee muujinaya askariga ay ka heystaan Uganda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, wuxuu intaasi ku daray in dawlada Uganda ay samaynayso wax kasta oo karaankeeda ah si ninkaa loo soo daayo oo uu askarigaasi xornimadiisu dib ugu helo. Askarigaa ayaa fiidiyowga ku sheegay in uu yahay askari Ugandan ah Janaalena laga qabsaday mar al-Shabaab soo weerareen\u00a0 sanad ka hor.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale ka codsaday madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni inuu gacan ka geysto sidii loo sii deyn lahaa ama loo badbaadin lahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu fiidiyowga ku sheegay sidoo kale in xarakada Al-Shabaab ay halkaa ku dishay ilaa ugu yaraan 40 askari.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka qaar ayaa sheegaya in askarigaa lagu magacaabo Masasa. Dhanka kale, afhayeenka ciidamada UPDF ee Uganda, Kolonel Paddy Ankunda ayaa xaqiijiyay in askarigaasi Ugandan yahay kana tirsanaa ciidamadaa UPDF ee katirsan AMISOM.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa ciidamada Uganada ayaa sheegay inuusan asagu arag fiidiyowga Al-shabaab soo deysay ee muujinaya askariga ay ka heystaan Uganda. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu intaasi ku daray in dawlada Uganda ay samaynayso wax kasta oo karaankeeda ah si ninkaa loo soo daayo oo uu askarigaasi xornimadiisu dib ugu helo. Askarigaa ayaa fiidiyowga ku sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30434,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30433\/revisions\/30434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}