{"id":30430,"date":"2016-09-28T23:32:19","date_gmt":"2016-09-28T20:32:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30430"},"modified":"2016-09-28T23:33:51","modified_gmt":"2016-09-28T20:33:51","slug":"madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-shshariif-shaxmed-oo-la-kulmey-qusulka-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-shshariif-shaxmed-oo-la-kulmey-qusulka-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya SH\/shariif SH\/axmed oo la kulmey Qusulka dalka Masar."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho wuxuu kulammo kala duwan ku qaatay qaar ka mid ah safiirrada Dalalka Caalamka u jooga Somalia, waxayna kulammadan iskula soo qaadeen Xaaladaha Guud ee dalka iyo sida ugu wanaagsan ee Doorashooyinku uga dhacayaan dalka.<\/p>\n<p>Qunsulka Masar ee Somalia, Tamer Safwat El-Mahdy oo saakay gurigiisa ku booqday hariif Sh. Axmed, waxaana dhexmaray kulan gaar ah, wuxuuna u gudbiyay dhambaal uu kaga waday Xukuumadda Masar, isagoo sidoo kalena uga mahad-celiyay sida loo soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Labada dhinac ayaa isla soo qaaday xiriirka ka dhaxeeya labada shacab ee Masar iyo Soamlia Waxaana Qunsulku uu Faahfaahin ka bixiyay sida Dowladdiisa ay uga go&#8217;an tahay taageerada shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Qunsulka ayaa ku ammaanay Madaxweynihii hore Shariif Sh Axmed dadaalkii uu u galay in Somalia ay ka baxdo xilliga KMG ah oo ay noqoto Dowlad rasmi ah, iyo in 45-sano kaddib Muqdisho lagu doortay Madaxweyne Soomaaliyeed xilkana loogu wareejiyay si nabad ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynihii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed ayaa Qunsulka uga mahad-celiyay booqashadiisa, wuxuuna u ballan-qaaday inay Dowladda Masar oo Somalia saaxiib la ah ay kala shaqeyn doonaan sidii loo heli lahaa iskaashi ballaaran oo dhexmara labada shacab iyo labada dowladood.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho wuxuu kulammo kala duwan ku qaatay qaar ka mid ah safiirrada Dalalka Caalamka u jooga Somalia, waxayna kulammadan iskula soo qaadeen Xaaladaha Guud ee dalka iyo sida ugu wanaagsan ee Doorashooyinku uga dhacayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30430\/revisions\/30431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}