{"id":30420,"date":"2016-09-28T21:17:26","date_gmt":"2016-09-28T18:17:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30420"},"modified":"2016-09-28T21:18:55","modified_gmt":"2016-09-28T18:18:55","slug":"rw-hore-ee-dawladda-israaiil-shimon-peres-oo-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/rw-hore-ee-dawladda-israaiil-shimon-peres-oo-geeryoodey\/","title":{"rendered":"R\/W hore ee dawladda Israa&#8217;iil SHIMON PERES oo geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p>Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.<\/p>\n<p>Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan.<\/p>\n<p>Eed iyo dacwo soo taagneyd muddo dheer ayay ahayd tani ayadoo Soomaalidu ay kiiska maxkamad geeyeen kadib markii laga hor joogsaday salaadooda iyo cibaadada Alle.<\/p>\n<p>Haweeneyda xaakimka ah ayaa xukuntay asbuucii lasoo dhaafay gudaha maxkamad kutaala Omaha in aysan arag wax caddeyn ah oo muujinaaya in arintaasi tahay takoor.<\/p>\n<p>Shirkada hilibka ayaa lagu magacaabaa JBS USA. Shirkada ayaa waxaa dacwadaa ka dhanka ah maxkamada la geeyay Agoosto 2010.<\/p>\n<p>Arinkaa ayaa saameeyay Soomaali gaaraya 80 oo halkaa ka shaqeynaayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada. Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan. Eed iyo dacwo soo taagneyd muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30421,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30420\/revisions\/30421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}