{"id":3042,"date":"2011-09-13T12:27:54","date_gmt":"2011-09-13T12:27:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3042"},"modified":"2011-09-13T12:32:14","modified_gmt":"2011-09-13T12:32:14","slug":"wufuud-ka-socota-dalka-turkiga-oo-gaartay-xerada-aala-yaasir-ee-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wufuud-ka-socota-dalka-turkiga-oo-gaartay-xerada-aala-yaasir-ee-gshhoose\/","title":{"rendered":"Wufuud Ka Socota Dalka Turkiga Oo Gaartay Xerada Aala Yaasir Ee G\/Sh\/Hoose(Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Aalayaasir1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3047\" title=\"Aalayaasir\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Aalayaasir1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Aalayaasir1-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Aalayaasir1.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Wafuudi ka socots dalka Turkiga ayaa manta gaaray xerada <strong>Aala Yaasir<\/strong> oo haatan ay ku sugan yihiin kumanaan qoys oo kasoo barakacay guryahoodii ka dib markii ay saamaysay abaaraha ka jira gudaha dalka Somalia.<\/p>\n<p>Wafdigan Turkiga ah ee soo Gaaray Xerada Aala Yaasir ayaa soo gaarsiiyey Barakacayaasha ku sugan xerada deeq ay ka soo qaadeen walaalahooda Muslimka ah. Ee Ku Sugan Dalka turkiga<\/p>\n<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/aala2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3048\" title=\"aala2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/aala2.jpg\" alt=\"\" width=\"312\" height=\"198\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Muraad Kafakdan<\/strong> Ku xigeenka Gudoomiyaha <strong>Hay&#8217;adda IHH<\/strong> ee Turkiga oo Saxaafadda la hadlay ayaa yiri <em>&#8221; Waxaan u nimid in aan Gargaar gaarsiino shacabka Soomaaliyeed ee Walaaleheen ah waxaan soo gaarnay Xerada\u00a0 Aala-Yaasir oo ay Maamulaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, In mudo ah<\/em><\/p>\n<p><em>Waxaan gargaar ka qaybin jirnay dhulka ay gacanta ku hayso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab inagoo soo wakiilanaynay Hay\u2019ada Maxaliga ah ee <strong>Zamzam<\/strong>,,,,, waxaa nalagu yiri Al-Shabaab ma ogola in deegaanadooda gargaar laga qaybiyo, waana halis oo ma aha meel la tegi karo, arinkaas ayaan in badan ka maqali jirnay Wakaaladaha Wararka, <\/em><\/p>\n<p><em>Maanta anaga ayaa go\u2019aansanay inaan indheheena kusoo aragno xaalada dhabta ah ee ka jirta dhulka ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab \u00a0maamulaan, waxaan kasoo dhaqaaqnay Muqdisho, waxaan hada joognaa Aala-Yaasir oo <strong>50km<\/strong> u jira Muqdish, waxaan la kulanay arin wixii naloo soo sheegay ka gadisan, wadada dheer ee aan kusoo safarnay ma jirin cid na hor istaagtay, waxaan aragnay Nabadgelyo aan ku faraxnay, Xerada Aala-Yaasir Ayuu Yiri <\/em><strong>Muraad Kafakdan<\/strong><em>.Oo Ah <\/em>Ku xigeenka Gudoomiyaha <strong>Hay&#8217;adda IHH<\/strong> ee Turkiga<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wafuudi ka socots dalka Turkiga ayaa manta gaaray xerada Aala Yaasir oo haatan ay ku sugan yihiin kumanaan qoys oo kasoo barakacay guryahoodii ka dib markii ay saamaysay abaaraha ka jira gudaha dalka Somalia. Wafdigan Turkiga ah ee soo Gaaray Xerada Aala Yaasir ayaa soo gaarsiiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3042","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3042"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3050,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3042\/revisions\/3050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}