{"id":30414,"date":"2016-09-27T23:22:00","date_gmt":"2016-09-27T20:22:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30414"},"modified":"2016-09-27T23:25:37","modified_gmt":"2016-09-27T20:25:37","slug":"suuqa-cabdalla-shideeya-ee-bakaaro-oo-maamulka-gbanaadir-mamnuucey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/suuqa-cabdalla-shideeya-ee-bakaaro-oo-maamulka-gbanaadir-mamnuucey\/","title":{"rendered":"Suuqa Cabdalla shideeya ee Bakaaro oo maamulka G\/banaadir mamnuucey."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay maanta suuqa Cabdalla Shisheeye ee suuqa Bakaaraha, kaasoo lagu sameeyo dukumiintiyada iyo shahaadooyinka, isla markaana lagu iibiyo qalabka lasoo isitcmaalay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka Banaadir, C\/fitaax Cumar Xalane iyo Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga, Maxamed Axmed Diiriye oo Maanta Shir jaraa\u2019id ku qabtay suuqa bakaaraha, ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah loo mamnuucay jiritaanka suuqa Cabdalla lla Shideeye.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Mas&#8217;uuliyiintan ayaa uga digay dadka ku shaqeeysta suuqaas inay inaysan kasii shaqeyn karin, iyagoo xusay in sharciga lala tiigsan doono ciddii lagu arko iyadoo ku hawlan shaqada suuqaas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xalane, ayaa ku boorriyay hay\u2019adaha amniga inay il-gaar ah ku hayaan hawlan suuqa Cabdalla Shisheeye,\u00a0 isla markaana tallaabo adag laga qaado ciddii lagu qabto arrintaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Afhayeenka ayaa hadalkan ka sheegay gabagabada hawlgallo lagu soo qabqabatay dad badan oo maanta ay ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen Suuqa weyn ee Bakaaraha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay maanta suuqa Cabdalla Shisheeye ee suuqa Bakaaraha, kaasoo lagu sameeyo dukumiintiyada iyo shahaadooyinka, isla markaana lagu iibiyo qalabka lasoo isitcmaalay. Afhayeenka Gobolka Banaadir, C\/fitaax Cumar Xalane iyo Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga, Maxamed Axmed Diiriye oo Maanta Shir jaraa\u2019id ku qabtay suuqa bakaaraha, ayaa ku dhawaaqay in si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30415,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30414\/revisions\/30415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}