{"id":30411,"date":"2016-09-27T21:34:07","date_gmt":"2016-09-27T18:34:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30411"},"modified":"2016-09-27T21:35:07","modified_gmt":"2016-09-27T18:35:07","slug":"rwsoomaaliya-oo-ka-hor-yimid-goaankii-gudiga-doorashooyinka-dadban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/rwsoomaaliya-oo-ka-hor-yimid-goaankii-gudiga-doorashooyinka-dadban\/","title":{"rendered":"R\/W soomaaliya oo ka hor yimid go&#8217;aankii gudiga doorashooyinka dadban."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Maanta ku sheegay in Go\u2019aan-ka-gaaarida Goobta lagu Qabanayo Doorashooyinka Xildhibaannada Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay tahay mid Dowladda FS u taalla, Guddiga Doorashadda Dadbanna looga bahan yahay inay wada-tashi la yeeshaan Isimada ugu jira gobolladan odayaasha 135-ta, dabadeedna dib ugu soo celiyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya natiijada wadatashiga kasoo baxda ay la sameeyeen odayaasha dhaqanka ee gobolladaas.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aan-ka-gaarida halka lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanada Gobollada Hiiraan &amp; Shabeellada Dhexe waa mid u Taalla Dowladda Federaalka Somalia,\u201c ayuu yiri Ra&#8217;iisul Wasaaraha Somalia Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri. \u201cWaxaan u Mahad-celinayaa oo aan bogaadinayaa Hawsha wanaagsan ee ay wadaan guddiga doorashada 2016-ka, laakiinse waxaan rabaa inaan faro oo aan u caddeeyo Guddiga inay ilaaliyaan go&#8217;anadii lagu gaaray madasha hoggaamiyaasha Qaranka ee dalka oo lagu cadeeyay in go\u2019aan-ka-gaarida goobta lagu qabanayo doorashada xildhibaannada ka imaanaya Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan oo ahayd mid u taalla Dowladda Federaalka Soomaaliya.&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale, RW Xukuumadda Somalia ayaa ku booriyey Guddiga Doorashooyinka in ay Wada-tashi la yeeshaan Odayaasha-dhaqanka ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe ugu jira 135-ta oday uguna tagaan meel kasta oo ay joogaan, isla markaana ay Dowladda Federaalka ah u soo Gudbiyaan Natiijada kasoo baxda wada-tashigaas sidii horay loogu heshiiyay.<\/p>\n<p>Ugu dabmeyntii, Hadalka Ra&#8217;iisul Wasaare Sharma&#8217;arke ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli uu Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kasoo Hor-jeestay go&#8217;aanka guddiga Doorashada ee arrintan ku saabsan.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Maanta ku sheegay in Go\u2019aan-ka-gaaarida Goobta lagu Qabanayo Doorashooyinka Xildhibaannada Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay tahay mid Dowladda FS u taalla, Guddiga Doorashadda Dadbanna looga bahan yahay inay wada-tashi la yeeshaan Isimada ugu jira gobolladan odayaasha 135-ta, dabadeedna dib ugu soo celiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30411"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30413,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30411\/revisions\/30413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}