{"id":30404,"date":"2016-09-27T20:40:00","date_gmt":"2016-09-27T17:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30404"},"modified":"2016-09-27T20:41:59","modified_gmt":"2016-09-27T17:41:59","slug":"taariikhda-loo-asteeyey-doorashada-mweynaha-oo-xasan-sheekh-ka-fekerayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/taariikhda-loo-asteeyey-doorashada-mweynaha-oo-xasan-sheekh-ka-fekerayo\/","title":{"rendered":"Taariikhda loo asteeyey Doorashada M\/weynaha oo Xasan SHeekh ka fekerayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">30ka bisha 11aad ee sanadkaan ama Nofember ayaa ah taariikhda cusub ee loo meel dhigay doorashada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>Guddiga doorashada dadban ee Soomaalia ayaa jadwal cusub u dajiyay maalin ka hor doorashada mar kale kadib dib u dhacyo laga baaqsan kari waayay. Bishaan 24ka ayaa dib u dhac mar kale yimid la xiriira doorashooyinka baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haataan ayaa jadwalka cusub ee la dajiyay waxaa loo meel dhigay doorashada baarlamaanka inta u dhexeysa 23ka Oktoobar iyo 10ka Nofember.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wixii loo gaaro 5ta Oktoobar ayaa laga sugayaa in maamul goboleedyada dalku soo gudbiyaan xubnaha ay u doonayaan Aqalka Sare.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddiga Doorashada Dadban ayaa sheegay in dib u dhaca waxa sababaha u ah ay yihiin xaalada ammaanka, bajetka ama qarajka doorashada iyo hannaanka xallinta khilaafka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa jirta in iyana liisaskii laga sugaayay odaayasha dhaqanka Soomaaliyeed aysan wali soo wada gudbin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddiga Doorashada Dadban ayaa shalay shaaciyay in wixii loo gaaro Oktoobar 8 habka xallinta khilaafku uu diyaar ahaan doono.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bajetka doorashooyinka ayaa boqolkiiba lixdan (60%) waxaa ku yaboohday beesha caalamka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 14000 oo qof ayaa soo dooranaya xubnaha baarlamaanka kaasoo asna dooran doona madaxweynaha.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/becco-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30398\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30398\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/salaam-bank-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-hadley-xukunka-ay-dawlada-india-ku-ridey-dhalinyaro-soomaali-ah\/tabaarak-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30400\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30400\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30ka bisha 11aad ee sanadkaan ama Nofember ayaa ah taariikhda cusub ee loo meel dhigay doorashada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya. Guddiga doorashada dadban ee Soomaalia ayaa jadwal cusub u dajiyay maalin ka hor doorashada mar kale kadib dib u dhacyo laga baaqsan kari waayay. Bishaan 24ka ayaa dib u dhac mar kale yimid la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30404"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30407,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30404\/revisions\/30407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}