{"id":30388,"date":"2016-09-26T23:53:48","date_gmt":"2016-09-26T20:53:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30388"},"modified":"2016-09-27T00:00:55","modified_gmt":"2016-09-26T21:00:55","slug":"xeer-ilaaliye-kuxigeenkii-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-muqdisho-lagu-dhaawacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xeer-ilaaliye-kuxigeenkii-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-muqdisho-lagu-dhaawacey\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliye kuxigeenkii maxkamada ciidamada qalabka sida oo Muqdisho lagu dhaawacey."},"content":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo watay gaari ayaa maanta degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ku dhaawacay xeer-ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge).<\/p>\n<p>Dableyda ayaa weerarka ku dilay darawalkii xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Somalia iyadoo Weerarkan uu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Booliiska degmada Wardhiigley.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa sheegay in baaritaan ku wadaan qaabka uu weerarka u dhacay. Inkastoo aysan jirin cid loo qabtay weerarkan xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada lagu dhaawacay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa horay xukunno isugu jira Dil Toogasho iyo Xabsi ku ridday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Ciidammo ka tirsan kuwa DF Soomaaliya oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Ma jirto cid sheegatay Weerarkan, balse weerarrada noocan oo kale ah ee ka dhaca Muqdisho ayaa waxaa intooda badan sheegata Al-shabaab oo Dagaallo kula jirta Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Amisomba.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo watay gaari ayaa maanta degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ku dhaawacay xeer-ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge). Dableyda ayaa weerarka ku dilay darawalkii xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Somalia iyadoo Weerarkan uu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Booliiska degmada Wardhiigley. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30388","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30388"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30389,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30388\/revisions\/30389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}