{"id":30379,"date":"2016-09-26T19:56:54","date_gmt":"2016-09-26T16:56:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30379"},"modified":"2016-09-26T20:21:40","modified_gmt":"2016-09-26T17:21:40","slug":"afhayeenka-madaxtooyada-kenya-oo-sheegey-in-ciidamada-kdf-la-siinayo-mushaaraad-kasoo-daahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/afhayeenka-madaxtooyada-kenya-oo-sheegey-in-ciidamada-kdf-la-siinayo-mushaaraad-kasoo-daahey\/","title":{"rendered":"Afhayeenka madaxtooyada Kenya oo sheegey in ciidamada KDF la siinayo mushaaraad kasoo daahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada KDF ee AMISOM oo mushaaraad kasoo daaheen ayaa ugu dambeyn mushaaraadkoodii la siiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sidaa shaaciyay shalay galab. Sidoo kale ayaa afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu uu sheegay in dhawaan midowga Yurub uu baxshay lacag taasoo loo adeegsaday bixinta gunnooyinka AMISOM.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cMadaxweynuhu wuxuu si diirran usoo dhaweynayaa heshiiskaa lacagta lagu bixiyay,\u201d Manoah Esipisu.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Midowga Yurub ayaa balaayiin shilinka Kenya ah ugu deeqay ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Lacagtaa ayaa haatan la bilaabay in lagu bixiyo mushaaraadka AMISOM. Qarashkaa ayaa dhan ilaa 20 bilyan oo shilin Kenya ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hishiis lacagtaa deeqda ah kusaabsan ayaa Khamiistii lagu duugay qalinka. Waxaa sidoo kale AMISOM laga siin doonaa lacagtaas gunooyinkoodii 9kii bilood ee lasoo dhaafay oon wali la siin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qarashka 20ka bilyan ah ayaa u dhigma 178 m oo giniga Ingiriiska ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, QM ayaa wali diidan in ay ciidamada AMISOM u aqoonsato ciidamo nabad ilaalin ah ama diidan inay u rogto AMISOM ciidamo nabad ilaalineed!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada AMISOM ayaa haatan Soomaaliya ku sugan muddo 10 sano ku dhow ayadoo dalalka soo diray iyo Midowga Afrikaba ay sheegaan in ay yihiin ciidamo nabad ilaalineed.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada KDF ee AMISOM oo mushaaraad kasoo daaheen ayaa ugu dambeyn mushaaraadkoodii la siiyay. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sidaa shaaciyay shalay galab. Sidoo kale ayaa afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu uu sheegay in dhawaan midowga Yurub uu baxshay lacag taasoo loo adeegsaday bixinta gunnooyinka AMISOM. \u201cMadaxweynuhu wuxuu si diirran usoo dhaweynayaa heshiiskaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30379\/revisions\/30380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}