{"id":30376,"date":"2016-09-26T19:13:04","date_gmt":"2016-09-26T16:13:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30376"},"modified":"2016-09-26T19:21:33","modified_gmt":"2016-09-26T16:21:33","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-hadliye-oo-sheegey-in-millatery-ahaan-ay-al-shabaab-uga-guuleysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-hadliye-oo-sheegey-in-millatery-ahaan-ay-al-shabaab-uga-guuleysteen\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha debedda Soomaaliya Hadliye oo sheegey in millatery  ahaan ay Al-shabaab uga guuleysteen."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C\/salaan Hadliye Cumar, ayaa shirka guud ee Ummadaha Midooba ka sheegay in Dowladda Somalia ay Ciidan ahaan uga Adkaatay Al-shabaab. Isagoo Xusay in Ciidamada Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ay deegaanno badan ka saareen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Hadliye, ayaa sheegay in Al-shabaab ay haatan Gacanta ku hayaan wax ka yar 10% dhulka Somalia, isagoo intaas ku daray in tiro ka mid ah Hoggaamiyeyaashii Kooxda la dilay, tiro kalena ay ka baxsadeen bilihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiir Hadliye ayaa shir-weynaha QM ka sheegay in Al-shabaab ay bedeshay khidadeedii dagaal markii ciidan ahaa looga adkaaday, ayna billaabeen weerarro cusub oo ay ka geysanayaan Somaila iyo sidoo kale waddamada dariska la ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Somalia waxay isku dayaysaa inay Xoojinta Xiriirka Wada-shaqeyn ee dhinaca amniga, si looga hor-tago qaababka cusub ee weerarada Al-shabaab,\u201d ayuu Wasiirku ku yiri khudbadii uu ka jeediyay shirka QM ee ka socda New York.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa intaa ku daray in Shacabka Soomaaliyeed ay ka Fogaanayaan Al-shabaab, isla markaana Weerarrada Is-miidaaminta ah ee ay Fulinayso Al-shabaab ay muujinayso awood-yaridooda.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa muddo sanado ah isku dayaysay inay xukunka ka tuurto Dowladda FS ee uu Caalamku Taageero si ay Soomaaliya ugu soo rogto ku Dhaqanka shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Inkastoo Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ay dagaal uga saareen Al-shabaab Sannadihii la soo dhaafay deegaanno badan oo ay ka talin jirtay, ayaa haddana kooxdu waxay weli ka talisaa qaybo ka mid ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C\/salaan Hadliye Cumar, ayaa shirka guud ee Ummadaha Midooba ka sheegay in Dowladda Somalia ay Ciidan ahaan uga Adkaatay Al-shabaab. Isagoo Xusay in Ciidamada Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ay deegaanno badan ka saareen Al-shabaab. Hadliye, ayaa sheegay in Al-shabaab ay haatan Gacanta ku hayaan wax ka yar 10% dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30376\/revisions\/30377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}