{"id":30369,"date":"2016-09-26T18:34:42","date_gmt":"2016-09-26T15:34:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30369"},"modified":"2016-09-26T18:37:23","modified_gmt":"2016-09-26T15:37:23","slug":"colaado-dhawaanka-dhacey-magaalada-marka-oo-heshiis-laga-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/colaado-dhawaanka-dhacey-magaalada-marka-oo-heshiis-laga-gaarey\/","title":{"rendered":"Colaado dhawaanka dhacey magaalada MARKA oo heshiis laga gaarey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labo beelood oo dhawaan dagaalo ku dhex mareen magaalada Marka iyo qeybo kale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa heshiis ku gaaray Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib shir Muqdisho 4 maalmood uga socday cuqaasha iyo waxgaradka labada beelood ee walaalaha ah ayaa labada daraf ugu dambeyntii waxay ku guuleysteen in lagu heshiiyo in xabbada iyo colaada la joojiyo sida ugu dhaqso badan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay sidoo kale ku baaqeen in gargaar la gaarsiiyo dadka colaaduhu saameeyeen ee gobolkaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Marka iyo guud ahaan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ah meelo ka tirsan meelaha dagaalada sokeeye ay aadka u saameeyeen ee koofurta Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo beelood oo dhawaan dagaalo ku dhex mareen magaalada Marka iyo qeybo kale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa heshiis ku gaaray Muqdisho. Kadib shir Muqdisho 4 maalmood uga socday cuqaasha iyo waxgaradka labada beelood ee walaalaha ah ayaa labada daraf ugu dambeyntii waxay ku guuleysteen in lagu heshiiyo in xabbada iyo colaada la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30369"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30369\/revisions\/30372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}