{"id":30353,"date":"2016-09-26T00:11:43","date_gmt":"2016-09-25T21:11:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30353"},"modified":"2016-09-26T00:13:10","modified_gmt":"2016-09-25T21:13:10","slug":"al-shabaab-iyo-maamulka-kgalbeed-oo-dagaal-khasaare-dhaliyey-ku-dhexmarey-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/al-shabaab-iyo-maamulka-kgalbeed-oo-dagaal-khasaare-dhaliyey-ku-dhexmarey-baydhabo\/","title":{"rendered":"AL-shabaab iyo maamulka K\/galbeed oo dagaal khasaare dhaliyey ku dhexmarey Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10 qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah ayaa ku dhintay, tiro ka badan intaasna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada Koonfur-galbeed iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Iidaale ee Gobolka Bay.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa qarxay, kaddib markii ciidamada maamulka Koonfur-galbeed ay ku qadeen weerar fariisimo ay Al-shabaab Iidaale ku lahayd, iyadoo Dagaalku uu socday mudo dhawr saacadood ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Jen. Ibraahim Yaroow oo ah taliyaha ciidanka xooggad daka Qaybta 60-aad ee Dowladda Somalia ayaa xaqiijiyay Dagaalka ay ku dileen Al-shabaab ka tirsan, laakiin ma uusan sheegin khasaaraha dhankooda soo gaaray.<\/p>\n<p>Dhanka kale, taliye ku-xigeenka Booliiska maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Maxamed Isaaq Cara-Cas, ayaa sheegay in Weerarkaas uu ahaa mid aan lagu sii Talo-gelin, uuna ahaa Dagaalku ahaa mid ay Al-shabaab uga saarayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Koonfur-galbeed waxay weerar Qorsheysan oo gaadmo ah ku qaadeen saldhigyo ay Al-shabaab ka lahaayeen Deegaanka Iidaale, iyaga ma filayn, Waxaana Dagaalkaas uga dilnay illaa toddoba ruux,\u201d ayuu yiri Maxamed Cara-cas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Al-shabaab ayaan weli ka Hadlin Dagaalkaan la sheegay in uu Iidaale ku dhexmaray Xoogaggooda iyo Ciidamada Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 10 qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah ayaa ku dhintay, tiro ka badan intaasna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada Koonfur-galbeed iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Iidaale ee Gobolka Bay. Dagaalkan ayaa qarxay, kaddib markii ciidamada maamulka Koonfur-galbeed ay ku qadeen weerar fariisimo ay Al-shabaab Iidaale ku lahayd, iyadoo Dagaalku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30354,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30353\/revisions\/30354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}