{"id":30340,"date":"2016-09-25T22:36:07","date_gmt":"2016-09-25T19:36:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30340"},"modified":"2016-09-25T22:40:06","modified_gmt":"2016-09-25T19:40:06","slug":"haarinta-iyo-soo-xulida-aqalka-sanedka-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/haarinta-iyo-soo-xulida-aqalka-sanedka-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"DHaarinta iyo soo xulida aqalka SENETKA oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanta ayaa waxaa lagu waday xubnihii aqalka sare ee Soomaaliya ama senetka in ay diyaar ahaadaan oo magacyadooda la shaaciyo.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hase ahaatee, ma muuqato in arintaa maanta la haleelay. Dib u dhac ayaa la moodaa inuu ku yimid ayadoon wali haatan oo aanu warbixintaan qoreyno aanan xubnahaa Aqalka Sare magacyadooda aanan la shaacin.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanta oo taariikhdu tahay 25ka Sitembar ayaa waxaa meesha ka baxday arintii la sugaayay ee ahayd in xubnahaasi diyaar ahaadaan!<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wali ma jiro war cad oo arinkaa kusaabsan oo kasoo baxay guddiga doorashooyinka. Xalay ayaa warfidiyeenku heleen xog sheegeysa in laga yaabo in maanta lasoo saaro war murtiyeed ku saabsan in dib u dhac uu arinkaa ku yimid.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale laga dheehan lahaa war murtiyeedkaa sababaha keenay dib u dhaca hase ahaatee in wax soo kordhaan maahee wali war murtiyeedkaasi lama hayo.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hase ahaatee, guud ahaan dib u dhac ayaa ku yimid dhismaha aqalka sare ayadoo loo aaneeyay qarashkii arinkaa loogu tala galay oo aan gacan kujirin iyo inuusan diyaar ahayn.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hase ahaatee, caqabad kale oo muuqata ayaa ah in dawlad goboleedyada dalku aysan soo gudbin xubnihii uga qeyb qaadan lahaa aqalkaa dhammaantood.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saddex meelood meel ayumbay soo gudbiyeen sida ay ogaatay barta wararka ee Hiiraan Online.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaar ka tirsan dawlad goboleedyada ayaa liisaskii ay soo gudbiyeen ee xubnahaa ah dib loogu celiyay maadaama ay waafaqi waayeen waxyaabihii laga doonayay iyo shuruudihii xubnahaa loo meel dhigay inay soo buuxiyaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arinkaan ayaa laga yaabaa inuu dib u dhac ku keeno doorashada xubnaha aqalka hoose iyo madaxweynaha oo ugu yaraan jiitan hal bil oo kale oo dheeraad ah inuu dhaco ayaa laga yaabaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"dnstorybodytext\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warar hoose oo bahda warbaahintu heshay ayaa sheegaya in ay dhici karto marnaan siyaasadeed hadii aan aad looga taxadarin dib u dhacyada.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa waxaa lagu waday xubnihii aqalka sare ee Soomaaliya ama senetka in ay diyaar ahaadaan oo magacyadooda la shaaciyo. Hase ahaatee, ma muuqato in arintaa maanta la haleelay. Dib u dhac ayaa la moodaa inuu ku yimid ayadoon wali haatan oo aanu warbixintaan qoreyno aanan xubnahaa Aqalka Sare magacyadooda aanan la shaacin. Maanta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30340"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30345,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30340\/revisions\/30345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}