{"id":30334,"date":"2016-09-25T19:13:29","date_gmt":"2016-09-25T16:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30334"},"modified":"2016-09-25T19:40:12","modified_gmt":"2016-09-25T16:40:12","slug":"dagaal-ka-dhacey-gobolka-bay-oo-ay-ku-naf-waayeen-in-ka-badan-10-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dagaal-ka-dhacey-gobolka-bay-oo-ay-ku-naf-waayeen-in-ka-badan-10-qof\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacey gobolka BAY oo ay ku naf waayeen in ka badan 10 qof."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inta la xaqiijiyay 10 qof ayaa ku dhintay dagaal Al-shabaab iyo ciidamada dawlada ee SNA iyo kuwa Koofur-galbeed oo is kaashanayay shalay galab ku dhex maray deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Koofur-galbeed oo ah maamul hoostaga dawlada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday sida lasoo tabiyay xubno ka tirsan Al-shabaab oo deegaankaa ku sugnaa. Al-shabaab ayaa fariisin ay leeyihiin waxaa soo weeraray ciidamadaa halkaa oo khasaaraha dhimasho maahee dhaawacna uu ka dhashay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka ayaa dadka ku dhintay waxay dhammaantood ahaayeen darafyadii halkaa ku dagaalamay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka rayidka ah ayaa waxaa la xaqiijiyay in wax ka dhintay aysan jirin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalo kale oo kooxahaa hubeysan dhexmaray ayaa waxaa laga soo sheegay deegaano kale oo isla gobolkaasi Baay ka tirsan sida Goof-gaduud.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay 10 qof ayaa ku dhintay dagaal Al-shabaab iyo ciidamada dawlada ee SNA iyo kuwa Koofur-galbeed oo is kaashanayay shalay galab ku dhex maray deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay. Ciidamada Koofur-galbeed oo ah maamul hoostaga dawlada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday sida lasoo tabiyay xubno ka tirsan Al-shabaab oo deegaankaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30334\/revisions\/30335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}