{"id":30329,"date":"2016-09-25T18:46:01","date_gmt":"2016-09-25T15:46:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30329"},"modified":"2016-09-25T18:58:55","modified_gmt":"2016-09-25T15:58:55","slug":"khadka-trainka-isku-xiraya-jabuuti-iyo-itoobiya-oo-bisha-soo-socota-la-furayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/khadka-trainka-isku-xiraya-jabuuti-iyo-itoobiya-oo-bisha-soo-socota-la-furayo\/","title":{"rendered":"KHadka trainka isku xiraya Jabuuti iyo Itoobiya oo bisha soo socota la furayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Khadka casriga ah ee dhawaan la dhisay ee tareenada ee isku xiraya dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in la furo bisha soo socota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Khadkaa ayaa waxaa lagu wadaa inuu isku xiro caasimadaha Addis Ababa iyo Jabuuti dalka Jabuuti. Mudadaa markii la gaaro ayaa si rasmi ah lagu wadaa in loo furo khadkaa cusub ee tareenada ee casriga ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"selectionshareable\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shalay Sabtidii ayaa dawlada Itoobiya ay isku duba riday booqasho koox wariyeyaal ah ay ku tageen istaanka khadkaa kaasoo ah mashruuc weyn ayna maal galisay dawlada Shiinaha.<\/span><\/p>\n<p class=\"selectionshareable\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Khadkaa ayaa wuxuu dhan yahay in ka badan 600 km (373 mayl) min Addis ilaa dakada Doraleh ee dhacda gacanka Cadan. \u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"selectionshareable\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Khadkaa ayaa tareenadiisu ku shaqeeyaan koronto biiada ama deegaankana waa u roon yahay.<\/span><\/p>\n<p class=\"selectionshareable\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">90% waxyaabaha laga dhoofsho iyo waxyaabaha loo soo dhoofsho Itoobiya waxay maraan dekadaha Jabuuti maadaama dalka Itoobiya uusan bad lahayn.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khadka casriga ah ee dhawaan la dhisay ee tareenada ee isku xiraya dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in la furo bisha soo socota. Khadkaa ayaa waxaa lagu wadaa inuu isku xiro caasimadaha Addis Ababa iyo Jabuuti dalka Jabuuti. Mudadaa markii la gaaro ayaa si rasmi ah lagu wadaa in loo furo khadkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30329\/revisions\/30331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}