{"id":30314,"date":"2016-09-25T02:25:56","date_gmt":"2016-09-24T23:25:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30314"},"modified":"2016-09-25T02:28:11","modified_gmt":"2016-09-24T23:28:11","slug":"magaalo-ku-taal-waqooyiga-dalka-nigerea-oo-gabar-dhaliyaro-ah-gudoomiye-ka-noqotey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalo-ku-taal-waqooyiga-dalka-nigerea-oo-gabar-dhaliyaro-ah-gudoomiye-ka-noqotey\/","title":{"rendered":"Magaalo ku taal waqooyiga dalka Nigerea oo gabar dhaliyaro ah gudoomiye ka noqotey."},"content":{"rendered":"<p>Gabar 25-sano jir ah, ayaa noqotay Madaxa Maamul Muxalli ah oo Fadhigiisu yahay Gobol Muslimiintu u badan yihiin oo ku yaalla Woqooyiga Dalka Nigeria.<\/p>\n<p>Haweeneydan oo lagu magacaabo, Hindatu Umar ayaa noqonaysa Gabadhiii u horreysay, isla markaana ugu da&#8217;da yar oo xil ka qabta Magaalada Argungu oo k tirsan Gobolka Kebbi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hindatu ayaa noqonaysa Hoggaamiyihii ugu horreeyay oo aan weli Guursan oo magaladaas maamusha. Wariyaha BBC-da ee Nigeria Cabdullaahi Kaura ayaa sheegaya in magacaabida gabadhaan xilkaas loo magacaabay uu yahay mid la yaab leh.<\/p>\n<p>Bulshada deegaanka qaarkood ayaa durbaba arrintaa cabasho ka muujiyay, iyagoo BBC-da u sheegeen in haweeneydan aysan la hayn khibrad iyo karti hoggaamineed oo ku filan oo ay ku maamusho magaaladooda.<\/p>\n<p>Gabadhaan, ayaa horay u ahayd Guddoomiye ku xigeen, Waxaana loo Dallacsiiyay Hadda jagada guddoomiyaha, kaddib markii mas&#8217;uulikii xilkaa hayay uu wakhtigiisii dhamaaday.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Sida uu sheegaya wariyaha BBC-da ee Nigeria, Dumarka Woqooyiga Nigeria ku nool aysan inta badan ahayn kuwo xilalka maamulka Gobolka ay Muslimiinta ku badan yihiin loo dhiibo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Magaalada Argungu ayaa ah midda ugu weyn, isla markaana ugu qadiimisan Woqooyiga Waddanka Nigeria, waxayna caan ku tahay Xafladda Kalluumeysiga oo sanadle ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabar 25-sano jir ah, ayaa noqotay Madaxa Maamul Muxalli ah oo Fadhigiisu yahay Gobol Muslimiintu u badan yihiin oo ku yaalla Woqooyiga Dalka Nigeria. Haweeneydan oo lagu magacaabo, Hindatu Umar ayaa noqonaysa Gabadhiii u horreysay, isla markaana ugu da&#8217;da yar oo xil ka qabta Magaalada Argungu oo k tirsan Gobolka Kebbi. Sidoo kale, Hindatu ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30314"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30315,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30314\/revisions\/30315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}