{"id":30305,"date":"2016-09-25T00:29:06","date_gmt":"2016-09-24T21:29:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30305"},"modified":"2016-09-25T00:36:03","modified_gmt":"2016-09-24T21:36:03","slug":"shirkad-mareykan-ah-oo-qorsheyneysa-in-wadamo-ay-soomaaliya-ku-jirto-ka-iibiso-gaadiid-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/shirkad-mareykan-ah-oo-qorsheyneysa-in-wadamo-ay-soomaaliya-ku-jirto-ka-iibiso-gaadiid-dagaal\/","title":{"rendered":"SHirkad Mareykan ah oo qorsheyneysa in wadamo ay Soomaaliya ku jirto ka iibiso Gaadiid dagaal."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Mareykanka, ayaa shaacisay in shirkad lagu magacaabo &#8211; Oshkosh ay gashay heshiis ay ku kacayo nus malyuun doollar, kaasoo gaadiid dagaal ay uga iibineyso Wadamada Somalia, Kamaruun iyo Ciraaq.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Pentagon-ka ayaa sheegtay in shirkadan ay hawshan ku dhammeyn doonto illaa dhammaadka bisha July 2018-ka. Inkastoo aan la sheegin nooca ay noqonayaan gaadiidka dagaal ee laga iibinayo Somalia iyo tiradooda.<\/p>\n<p>\u201cOshkosh oo ah shirkad ka shaqeysa arrimaha millatariga ayaa waxay heshay 378.1 milyan oo doolar, taasoo gaadiid ciidan oo ay ka mid yihiin; 1,543 gaadiid oo kuwa tiknikada ah uga iibin doonto dalalka shisheeye,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda difaaca Maraykanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Somalia ayaa wada dib u dhiska ciidamada Qalabka sida, kuwaasoo ku burburay dagaalladii Sokeeye ee dalka ka dhacay, isla markaana la doonayo inay hawsha kala wareegaan ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Mareykanka, ayaa shaacisay in shirkad lagu magacaabo &#8211; Oshkosh ay gashay heshiis ay ku kacayo nus malyuun doollar, kaasoo gaadiid dagaal ay uga iibineyso Wadamada Somalia, Kamaruun iyo Ciraaq. Sidoo kale, Pentagon-ka ayaa sheegtay in shirkadan ay hawshan ku dhammeyn doonto illaa dhammaadka bisha July 2018-ka. Inkastoo aan la sheegin nooca ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30306,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30305\/revisions\/30306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}