{"id":30298,"date":"2016-09-24T22:19:43","date_gmt":"2016-09-24T19:19:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30298"},"modified":"2016-09-25T00:20:28","modified_gmt":"2016-09-24T21:20:28","slug":"xasan-sheekh-oo-ka-baaqdey-shirka-guud-ee-qm-halka-shirkaas-uu-ka-qeyb-gelayo-wasiirka-arrimaha-debeda-soomaaliya-hadliye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xasan-sheekh-oo-ka-baaqdey-shirka-guud-ee-qm-halka-shirkaas-uu-ka-qeyb-gelayo-wasiirka-arrimaha-debeda-soomaaliya-hadliye\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh oo ka baaqdey Shirka guud ee Q\/M halka shirkaas uu ka qeyb gelayo wasiirka arrimaha debeda Soomaaliya Hadliye."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynahawaqtigiisu dhamaadey ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday sannakdan shirka guud ee QM, kaasoo hadda ka socda New york, Laakiin waxaa ku metelaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, C\/salaan Hadliye Cumar.<\/p>\n<p>Hadliye, ayaa maanta lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo Fadhiga Golaha Guud ee QM, wuxuuna wasiirku jeedin doonaa khudbadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka jeedin lahaa kulanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh oo waqtigiisa dhamaaday ayaa haatan isku diyaarinaya tartan doorasho, isagoo doonaya inuu mar kale ku guuleysto xafiiska uu haatan fadhiyo, inkastoo ay la tartamayaan musharaxiin badan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shirka guud ee QM ka qayb-galayay sannadihii la soo dhaafay, inkastoo la sheegay in shirkan uu uga haray tartanka adag ee dhanka doorashada oo kusoo wajahan Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa khudbadiisa kaga hadli doonaa sida ay tahay xaaladda Somalia, gaar haan doorashooyinka la filayo inay dhacaan daba-yaaqada sannadkan lagu jiro.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahawaqtigiisu dhamaadey ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday sannakdan shirka guud ee QM, kaasoo hadda ka socda New york, Laakiin waxaa ku metelaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, C\/salaan Hadliye Cumar. Hadliye, ayaa maanta lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo Fadhiga Golaha Guud ee QM, wuxuuna wasiirku jeedin doonaa khudbadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30298"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30298\/revisions\/30304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}