{"id":30294,"date":"2016-09-24T20:38:40","date_gmt":"2016-09-24T17:38:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30294"},"modified":"2016-09-24T20:46:13","modified_gmt":"2016-09-24T17:46:13","slug":"dalka-mareykanka-magaalada-washington-oo-afar-qof-toogasho-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dalka-mareykanka-magaalada-washington-oo-afar-qof-toogasho-lagu-diley\/","title":{"rendered":"Dalka Mareykanka Magaalada Washington oo afar qof Toogasho lagu diley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu yaraan 4 qof ayaa toogashu lagu dilay gudaha gobolka Washington ee dalka Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tiro kale oo dad ah oo inta ay dhan yihiin la ogeyn ilaa iminka ayaa dhaawac ah. Weerarkaa ayaa dhacay xalay fiidkii wuxuuna ka dhacay goob laga dukaameysto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Booliska ayaa sheegay in falkaa qof geystay oo ay tuhmeen uu baxsaday. Booliska ayaa sheegay in uu ahaa hal nin oo dadka Hispanic loo yaqaano ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Afhayeen u hadlay booliska ayaa sheegay in ninkaasi uu xirnaa labis midabka gray-ga ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Aad ayaanu u goobeynaa qofkii laga shakiyay.&#8221; Askari biliiska ka tirsan ayaa sidaa sheegay. Suuqaa ayaa dadka laga daad gureeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mareykanka ayaa waxaa kusoo badanaya dadka careysan ee dadka sida bareerka ah u laaya. Lagama joogo xataa 10 maalmood markii nin uu gobol kale oo isla Mareykanka ah mindi dad goob laga dukaameysto joogay ku dhaawacay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkaa ayaa dhowr iyo toban qof dhaawacay ka hor intii nin boolis ah uusan toogasho ku dilin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gobol kale ayaa askariyad boolis ah waxay dil bareer ah ugu geysatay dhowr maalmood un ka hor wiil madow ahaa oo aan waxba galabsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka oo si bareer ah loo laayo ayaan loo kala harin Mareykanka xataa booliska ayaa lagu eedeeyaa inay dadka iska toogtaan mararka qaarkood ayagoo dadkaa la dilana aan la aqoon waxa loo dilayo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 4 qof ayaa toogashu lagu dilay gudaha gobolka Washington ee dalka Mareykanka. Tiro kale oo dad ah oo inta ay dhan yihiin la ogeyn ilaa iminka ayaa dhaawac ah. Weerarkaa ayaa dhacay xalay fiidkii wuxuuna ka dhacay goob laga dukaameysto. Booliska ayaa sheegay in falkaa qof geystay oo ay tuhmeen uu baxsaday. Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30295,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30294\/revisions\/30295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}