{"id":30281,"date":"2016-09-24T02:17:47","date_gmt":"2016-09-23T23:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30281"},"modified":"2016-09-24T02:19:08","modified_gmt":"2016-09-23T23:19:08","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-waqtigiisu-dhamaadey-oo-sheegey-in-maamulka-kgalbeed-doorashaduhamsami-uga-dhaceyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gudoomiyaha-barlamaanka-waqtigiisu-dhamaadey-oo-sheegey-in-maamulka-kgalbeed-doorashaduhamsami-uga-dhaceyso\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka waqtigiisu dhamaadey oo sheegey in maamulka K\/galbeed doorashaduhamsami uga dhaceyso."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, ayaa ka hadlay Doorashooyinka Xildhibaannimada ee ka dhici doona Deegaannada Koonfur-galbeed ayaa sheegay inay ku dhici doonaan si hufan oo cadaalad ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Jawaari ayaa xusay in Doorashooyinkaas ay u dhici doonaan si Dimuqraadiyad ah, isla markaana aan lahayn nin jeclaysi iyo Fara-gelin. Isagoo Musharraxiinta u tartamaya kuraasta ugu baaqay in ay tagaan Baydhabo, isla markaana si Hufan ay Doorashooyinka uga Qayb-galaan .<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan u xaqiijiyo muwaadiniinta maamulka Koonfur-galbeed in doorashadan lagu maamuli doono si hufan, iyadoo aan cidna Tix-gelin gaar ah aan la siinayn, fara-gelina aysan jirin, loona madax-banneeyo kuraasta beelaha iska leh,\u201d ayuu yiri Jawaari oo intaa ku daray in musharraxiinta oo dhan ay ay yimaadaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Hadalka Jawaari ayaa wuxuu kusoo beegmaya iyadoo Dalka oo dhan ay ka socdaan Diyaar-garowga Xulista Xildhibannada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyadoo siyaasiyiin badan ay billaabeen raadinta ka mid noqoshada baarlamaanka soo socda.<\/p>\n<p>&#8211; See more at: http:\/\/hiiraan.com\/news\/2016\/Sept\/wararka_maanta23-107681.htm#sthash.M8oHiT85.dpuf<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, ayaa ka hadlay Doorashooyinka Xildhibaannimada ee ka dhici doona Deegaannada Koonfur-galbeed ayaa sheegay inay ku dhici doonaan si hufan oo cadaalad ah. Sidoo kale, Jawaari ayaa xusay in Doorashooyinkaas ay u dhici doonaan si Dimuqraadiyad ah, isla markaana aan lahayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-30281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30281\/revisions\/30283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}