{"id":30275,"date":"2016-09-23T22:15:56","date_gmt":"2016-09-23T19:15:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30275"},"modified":"2016-09-23T22:17:16","modified_gmt":"2016-09-23T19:17:16","slug":"abaaro-iyo-biyo-laaan-saameysey-dadka-iyo-duunyada-oo-laga-soo-sheegayo-qeybo-kamid-ah-jland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaaro-iyo-biyo-laaan-saameysey-dadka-iyo-duunyada-oo-laga-soo-sheegayo-qeybo-kamid-ah-jland\/","title":{"rendered":"Abaaro iyo biyo la&#8217;aan saameysey Dadka iyo Duunyada oo laga soo sheegayo qeybo kamid ah J\/LAND."},"content":{"rendered":"<p>Qeybo ka tirsan Jubaland ayaa waxaa saameeyay abaaro iyo biyo la&#8217;aan ba&#8217;an.<\/p>\n<p>Abaaro iyo biyo la&#8217;aan ba&#8217;an ayaa haatan ka jira deegaano hoostaga Beledxaawo iyo Geedweyne, gobolka Gedo. Maamulka Juba ayaa arinkaa xaqiijiyay.<\/p>\n<p>Biyo la&#8217;aanta ka jirta deegaanadaa ayaa sababay in dad badan iyo xoolahoodu ay u hayaamaan degaanada hoos taga Baardheere sida Faafaxdhuun iyo ka shishe kuwaasoo isu jira boqolaal km.<\/p>\n<p>Dadkii iyo duunyadii ay saameeyeen abaaraha iyo biyo la&#8217;aanta ayaa iminka waxaa lagu soo waramayaa inay geeri qarka usaaran yihiin gaar ahaan kuwa wali joogaa degaanada musiibooyinkaa dabiiciga ah ay saameeyeen.<\/p>\n<p>Maamulka Jubaland ayaa qeylo dhaan u diray dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka si dadkaa gargaar baniaadminimo loola soo gaaro.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qeybo ka tirsan Jubaland ayaa waxaa saameeyay abaaro iyo biyo la&#8217;aan ba&#8217;an. Abaaro iyo biyo la&#8217;aan ba&#8217;an ayaa haatan ka jira deegaano hoostaga Beledxaawo iyo Geedweyne, gobolka Gedo. Maamulka Juba ayaa arinkaa xaqiijiyay. Biyo la&#8217;aanta ka jirta deegaanadaa ayaa sababay in dad badan iyo xoolahoodu ay u hayaamaan degaanada hoos taga Baardheere sida Faafaxdhuun iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30276,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30275\/revisions\/30276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}