{"id":30272,"date":"2016-09-23T21:50:52","date_gmt":"2016-09-23T18:50:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30272"},"modified":"2016-09-23T21:52:35","modified_gmt":"2016-09-23T18:52:35","slug":"jaaliyada-soomaaliyeed-otawa-dalka-canada-oo-ergeyga-qm-ee-soomaaliya-uu-kulan-la-qaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/jaaliyada-soomaaliyeed-otawa-dalka-canada-oo-ergeyga-qm-ee-soomaaliya-uu-kulan-la-qaatey\/","title":{"rendered":"Jaaliyada Soomaaliyeed Otawa dalka Canada oo ergeyga Q\/M ee Soomaaliya uu kulan la qaatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ergeyga Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo safar kujooga Canada ayaa shir kula qaatay jaalida Soomaalida ee Canada magaalada Ottawa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulankaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno muhiim ah iyo siyaasiyiin uu ku jiray\u00a0 xildhibaanka jaaliyada Soomaaliya ugu jira aqalka baarlamaanka dalkaa, Mudane Axmed Xuseen. Mudane Axmed Xuseen ayaa waxaa laga soo doortaa xaafada York South-Weston ee magaaladaasi Ottawa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkaa ayaa Danjire Michael Keating wuxuu uga warbixiyay xaalada Soomaaliya ee waqti xaadirkaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016923636101945772102620Keathing_Ottawa2.jpg\" width=\"660\" height=\"429\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu si qoto dheer uga xog waramay jaaliyada Soomaalida ah ee Canada arimo badan oo ku taxaluqa horumarka siyaasada iyo xaalada ammaanka ee isa soo tareysa ee dalka iyo weliba dhanka maalgashiga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Canada ayaa waxaa guud ahaan ku dhaqan Soomaali badan gaar ahaan magaalada Toronto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaalida ayaa muddo dheer kunoolaa dalkaasi Canada ayagoo horumarka dalkaa qeyb ka ah kana qeyb qaataa arimo badan oo ijtimaaci ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Intii la doortay R\/Wasaare Justin Trudeau, dalka Canada waxaa soo if baxay in dawlada Canada ay xiiso u heyso inay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo safar kujooga Canada ayaa shir kula qaatay jaalida Soomaalida ee Canada magaalada Ottawa. Kulankaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno muhiim ah iyo siyaasiyiin uu ku jiray\u00a0 xildhibaanka jaaliyada Soomaaliya ugu jira aqalka baarlamaanka dalkaa, Mudane Axmed Xuseen. Mudane Axmed Xuseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30273,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30272\/revisions\/30273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}