{"id":30262,"date":"2016-09-23T00:21:48","date_gmt":"2016-09-22T21:21:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30262"},"modified":"2016-09-23T00:23:27","modified_gmt":"2016-09-22T21:23:27","slug":"puntland-oo-lagasoo-sheegayo-abaaro-baan-dadka-iyo-duunyadana-qatar-ku-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/puntland-oo-lagasoo-sheegayo-abaaro-baan-dadka-iyo-duunyadana-qatar-ku-ah\/","title":{"rendered":"Puntland oo laga soo sheegayo Abaaro Ba&#8217;an dadka iyo duunyadana qatar ku ah."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay abaaro xoogan oo ku dhuftay qaybo kamid ah degmada iyo tuulooyin hoos taga degmada Eyl ,waxaana la soo sheegaya in dad badan ay ku barakaceen abaarahan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Godob-jiiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa sheegay in gar-gaar deg deg ah ay u baahan-yihiin boqolaal qof oo ka mid ah dadka degmada iyo waliba kuwa ka soo qaxay miiga fog ee gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>\u201cRuntii xaalad adag oo indhaha aan laga qabsan karin ayaa ka jirta degmada ,marwalbana cabashadeena ku aadan biyo la\u2019aanta iyo cunta yarida ka jirta deegaanka waxaan u gudbinaa maamulka iyo hay\u2019adaha ku shaqada leh ,balse lagama jawaabo\u201d ayuu yiri Faarax.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan jiray balan-qaadayo naloo sameeyay oo ku aadan in biyo dhaamis laga sameeyo halkan ,balse ma jirin cid noo timid oo arintaas naga caawisay \u201c ayuu mar kale yiri mas\u2019uulkan oo tilmaamay in xaalad bini\u2019aadinimo oo halis ah ay halkan ka jirto.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Godob-jiiraan ayaa sidoo kale sheegay in xoolo badan ay u dhinteen biyo la\u2019aan muddo gaaban gudaheed ,waxaana laga digay in khasaaraha abaarta ay sii kororto hadii aan wax laga qaban.<\/p>\n<p>Ugu danbayn,Guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay hor-kacayaan culumaa\u2019udiinka gobolka Bari ayaa dhawaan booqasho ku tagay deegaano ka tirsan Puntland oo ay abaartu ku dhufatay ,waxaana la soo sheegayaa in uusan jirin gar-gaar ah rasmi ah oo meelaha qaar gaaray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay abaaro xoogan oo ku dhuftay qaybo kamid ah degmada iyo tuulooyin hoos taga degmada Eyl ,waxaana la soo sheegaya in dad badan ay ku barakaceen abaarahan. Gudoomiyaha degmada Godob-jiiraan Yuusuf Maxamed Faarax ayaa sheegay in gar-gaar deg deg ah ay u baahan-yihiin boqolaal qof oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-30262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30262"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30265,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30262\/revisions\/30265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}