{"id":30259,"date":"2016-09-23T00:04:53","date_gmt":"2016-09-22T21:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30259"},"modified":"2016-09-23T00:06:58","modified_gmt":"2016-09-22T21:06:58","slug":"rw-cumar-crashiid-oo-sheegey-in-la-siyaasadeeyey-ragna-ay-doonayaan-in-ay-doorasho-ku-galaan-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/rw-cumar-crashiid-oo-sheegey-in-la-siyaasadeeyey-ragna-ay-doonayaan-in-ay-doorasho-ku-galaan-badda\/","title":{"rendered":"R\/W Cumar C\/rashiid oo sheegey in la siyaasadeeyey ragna ay doonayaan in ay doorasho ku galaan badda."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Somalia Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke oo maanta shir jara\u2019id ku qabtaay Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia iyo Kenya isku haystaan, Taasoo dacwadeedu ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee\u00a0 ICJ ee Dalka Holland.<\/p>\n<p>Sharma\u2019arke ayaa sheegay in muranka badda dalalka Kenya iyo Somalia inay so billaabtay Sannadkii 2005-tii, markaaso dalka Kenya ay xadbadeedka hadda lagu muran-sanyahay ay u jeexadeen qaabka ay hadda ku doodayaan.<\/p>\n<p>RW Somalia, ayaa sheegay in saxiixu uu dhacay 07-dii Abriil, 2009-kii uusan ahayn sida ay u dhigeen Qaar ka mid ah Siyaasiinta Somalia iyo Musharraxiinta u Tartamaya Doorashada 2016-ka, balse isagu u saxiixay oo kaliya qaloofta sare Badda Soomaaliya ay leedahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, RW Cumar C\/rashiid ayaa xusay in saxiixa Sannadkii 2009-kii uu ahaa mid ay ku\u00a0 codsanayeen in ka badan badda ay xaqa u leedahay Somalia, Wuxuuna intaas ku daray in Arrintaas ay hir-gashay oo Soomaaliya hadda haystao in ka ka badan badda ay Awal ku xiisaabtaamayeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/sept\/DHAGEYSO_Codka_RW_Somalia.mp3\"><strong>DHAGEYSO: Codka Shirka Jaraa&#8217;id ee RW Sharma&#8217;arke uu kaga Hadlay BADDA;<\/strong><\/a><\/p>\n<p>Qareenadda u doodaaya Somalia ayuu RW Sharma\u2019arke sheegay inay ku guulaysan doonan qadiyadda badda Somalia, kuwaasoo uu u rajeeyay guul-weyn, wuxuuna intaas raaciyay in Dadka Soomaaliyeed aysan ka Tanaasulayn Hal Taako oo ka mid ah, baddeeda, dhulkeeda iyo hawadeeda.<\/p>\n<p>RW Sharma\u2019arke, ayaa Xusay in Saxiixa Badda ee 2009-kii uu ku yimid kaddib makrii QM ay Tilmaameen in Waddamada Afrika ee dhul-badeed inuu ka maqan yahay Aamisan, inay Dal-badaan Waddamo ka gacansiiya, iyaguna ay sidaas Norway ugu yeerteen si Somalia iyo Kenya u dhex-dhexaadiyaan, Laakiin wuxuu gaashanka u duruuray inay arrimo xaduudaha Somalia iyo Kenya kala saxiixdeen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, RW Soomaaliya ayaa been-abuur ku Tilmaamay in isaga iyo Qaar ka mid ah wasiirradiisi xukuumaddii 2009-kii ay gateen badda Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in lagu eedeynayo Wasiiradiisii Qaar ka mid ah oo u dhintay hormarinta Somalia oo lagu Qarxiyay magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, RW Somalia, ayaa ugu baaqay siyaasiinta sida khaldan dadka ugu turjumaya saxiixa Qalfoofta Badda ee 2009-kii in ay ka Tanaasulaan arrintaas oo uu sheegay inay salka ku hayso arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Somalia Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke oo maanta shir jara\u2019id ku qabtaay Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia iyo Kenya isku haystaan, Taasoo dacwadeedu ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee\u00a0 ICJ ee Dalka Holland. Sharma\u2019arke ayaa sheegay in muranka badda dalalka Kenya iyo Somalia inay so [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30259\/revisions\/30260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}