{"id":30256,"date":"2016-09-22T23:50:49","date_gmt":"2016-09-22T20:50:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30256"},"modified":"2016-09-22T23:53:26","modified_gmt":"2016-09-22T20:53:26","slug":"badda-meditereanka-oo-tirada-dadka-ku-dhintey-dooni-degtey-ay-soo-korortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/badda-meditereanka-oo-tirada-dadka-ku-dhintey-dooni-degtey-ay-soo-korortey\/","title":{"rendered":"Badda Meditereanka oo tirada dadka ku dhintey dooni degtey ay soo korortey."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada Doontii ku degtay Badda Mediterranean-ka ee Magaalada Rosetta ay 42 qof ay gaarayaan hadda.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Masar, Doontaas Qallibantay waxay siday 600 boqol oo ruux, kuwaas oo la Tilmaamay inay u kala dhasheen Dalalka Suuriya, Masar iyo kuwo kale oo Afrikaan ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Doontan qallibantay, ayaa la sheegay inay kasoo baxday Kafr El-Sheikh oo ku taalla dalka Masar,waxaana Booliiska Masar ay sheegeen inaysan garaneyn halkii ay ku socotay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in boqollaal ka mid ah dadkii Doonnidaas waday weli la la\u2019yahay dhismasho iyo nolol, laguna jiro baadi-goobkooda, waxaana la sheegay in tahriibayaashaan ay ku socdeen dalalka Yurub.<\/p>\n<p>Doontaan oo dagtay shalay, ayaa yimid Laba Casho kaddib markii Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi oo ka Qaybgalay Shirkii Qaramada Midoobay uu u sheegay Madaxda QM in Arrimaha la xiriira Socdaalka Qoxootiga ah laga dhigo Ajandaha ugu sarreeya ee leh mudnaanta koowaad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Illaa iyo hadda ma cadda in dadkaasi ku waxyeeloobay doontaasi ay ku jiraan dad Soomaali ah, waxaana lagu waramay in la badbaadiyay tiro badan oo ajaanib ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada Doontii ku degtay Badda Mediterranean-ka ee Magaalada Rosetta ay 42 qof ay gaarayaan hadda. Wakaaladda Wararka Masar, Doontaas Qallibantay waxay siday 600 boqol oo ruux, kuwaas oo la Tilmaamay inay u kala dhasheen Dalalka Suuriya, Masar iyo kuwo kale oo Afrikaan ah. Sidoo kale, Doontan qallibantay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30257,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30256\/revisions\/30257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}