{"id":30231,"date":"2016-09-22T20:02:44","date_gmt":"2016-09-22T17:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30231"},"modified":"2016-09-22T20:04:05","modified_gmt":"2016-09-22T17:04:05","slug":"gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/","title":{"rendered":"Gabdho sadex soomaali ah Muqdishona lagu diley oo dilkooda lala xiriiriyey fal argagixiso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirada Arimada Dibada ee Kenya Aamina Maxamed ayaa sheegtay in lala xiriirshay gabdho dhawaan booliska Kenya uu ku dilay Mombasa argagixiso ka jirta xeryaha Dhadhaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, saddexdaa gandhood oo da&#8217; yar ahaa ayaa dhowr iyo toban maalmood ka hor waxaa boolisku ku dilay Mombasa kadib markii sida la sheegay ay saldhig boolis weerareen! 3daa ayaa weeraray saldhigga dhexe ee booliska ee Mombasa maalin Axad ah dhaawacayna askariyad boolis ah ka hor intii aan ayaga toogasho lagu dilin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka qaar ayaa sheegaya in ay walxaha qarxa wateen iyo jaakadaha xabbadu aysan karin ee feeraha la gashado!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba urur xaquuqul insaanka u dooda ayaa sheegay in gabdhahaa aysan waxba galabsan booliskuna khalad ku dilay, waana ururka lagu magacaabo MUHURI oo ka jira gobolka Xeebta ee Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a0Si kastaba ha ahaatee, wasiirad Amina oo kasoo jeeda ayada qudheedu Soomaalida reer Kenya ayaa tiri, waana xiganaynaa:<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa jirta caddeyn ku filan oo muujinaysa in waxoogaa xiriir ah ay lahaayeen,\u201d sidaa ayay tiri ayadoon wax faahfaahin ah oo dheeraad ah aanan raacin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gabdhahaa ayaa 11 bishaan weeraray saldhigga bartii ayaana lagu dilay ayadoo haatana boolisku baaritaano wado ilaa 6 kale oo haween Soomaaliyeed ahna arinkaa ayay u xiran yihiin iminka oo aanu warbixintaan qoreyno.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shalay ayay Aamina Maxamed sheegtay in sababahaa iyo kuwo kale ay dawlada Kenya u xireyso xeryaha Dhadhaab bisha 11aad ee sanadkaan.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a0\u201cArinkaan ayaanu samaynaynaa ammaankeena si aan u dhowrno dartii. Aanu xirno xeryaha deedna aanu aragno waxa dhaca. Waxaanu intaa kabacdi arki doonaa in wixii aanu soo jeedinay ay run ahaayeen iyo in kale,\u201d shirka qaxootiga ee iminka New York carriga Mareykanka ka socda ayay sidaa ka sheegtay shalay.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkaa ayaa sidoo kale qeyb ka ah shirka Golaha Loo Dhan Yahay ee QM.<\/span><\/p>\n<p>warom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/becco-11\/\" rel=\"attachment wp-att-30232\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30232\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/salaam-bank-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/gabdho-sadex-soomaali-ah-muqdishona-lagu-diley-oo-dilkooda-lala-xiriiriyey-fal-argagixiso\/tabaarak-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Arimada Dibada ee Kenya Aamina Maxamed ayaa sheegtay in lala xiriirshay gabdho dhawaan booliska Kenya uu ku dilay Mombasa argagixiso ka jirta xeryaha Dhadhaab. Si kastaba ha ahaatee, saddexdaa gandhood oo da&#8217; yar ahaa ayaa dhowr iyo toban maalmood ka hor waxaa boolisku ku dilay Mombasa kadib markii sida la sheegay ay saldhig boolis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30231"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30236,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30231\/revisions\/30236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}