{"id":30202,"date":"2016-09-21T14:46:54","date_gmt":"2016-09-21T11:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30202"},"modified":"2016-09-21T14:55:06","modified_gmt":"2016-09-21T11:55:06","slug":"xusuustii-weerarkii-west-gate-oo-sanadguuradii-3aad-ay-maanta-ku-beegantahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/xusuustii-weerarkii-west-gate-oo-sanadguuradii-3aad-ay-maanta-ku-beegantahey\/","title":{"rendered":"Xusuustii weerarkii West Gatemall oo sanadguuradii 3&#8217;aad ay maanta ku beegantahey."},"content":{"rendered":"<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanata ayaaa waxay ku beegan tahay sanad guuradii saddexaad ee weerarkii Westgate ee caasimada Nairobi.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saddex sano ayaa haatan laga joogaa markii weerarkaa uu ka dhacay Nairobi Kenya. Waxay ahayd bishii 9aad maanta oo kale taariikh 21 sanadkii 2013 markii dabley ay weerar ku qaaday xarun laga dukaameysto oo kutaal caasimada Kenya ee Nairobi.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xaruntaa ayaa waxaa lagu magacaabaa Westgate waxayna kutaalaa dhanka galbeed ee caasimada Nairobi.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Halkaa ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhinteen dad tiradoodu gaareyso ugu yaraan lixdan iyo dhowr qof.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Halkaa markii dableydii ay galeen ayaa waxaa isku gadaamay ciidamada ammaanka ee Kenya halkaa oo dhowr maalmood la sheegay in dableydii iyo ciidamadu isku hor fadhiyeen.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarka ayaa waxaa sheegatay kooxda Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p class=\"textendnote\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Al-shabaab ayaa Kenya ku soo qaaday weeraro kadib markii ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya sanadkii 2011.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanata ayaaa waxay ku beegan tahay sanad guuradii saddexaad ee weerarkii Westgate ee caasimada Nairobi. Saddex sano ayaa haatan laga joogaa markii weerarkaa uu ka dhacay Nairobi Kenya. Waxay ahayd bishii 9aad maanta oo kale taariikh 21 sanadkii 2013 markii dabley ay weerar ku qaaday xarun laga dukaameysto oo kutaal caasimada Kenya ee Nairobi. Xaruntaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30202"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30202\/revisions\/30205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}