{"id":3020,"date":"2011-09-12T13:16:57","date_gmt":"2011-09-12T13:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3020"},"modified":"2011-09-12T13:16:57","modified_gmt":"2011-09-12T13:16:57","slug":"qarax-ka-dhashay-kaalin-shidaal-qasaaro-baahsanna-geestay-oo-ka-dhacay-magaalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/qarax-ka-dhashay-kaalin-shidaal-qasaaro-baahsanna-geestay-oo-ka-dhacay-magaalada-nairobi\/","title":{"rendered":"Qarax Ka Dhashay Kaalin Shidaal Qasaaro Baahsanna Geestay Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/qarax1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3023\" title=\"qarax\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/qarax1.jpg\" alt=\"\" width=\"294\" height=\"214\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku Dhawaad 100-Ruux O<\/strong><strong>o Kenyan ah ayaa maanta ku geeriyoodey qarax ka dhacay Dhuun-Shidaal<\/strong><strong> MAgaalada <\/strong><strong>Nairob<\/strong><strong> Ee<\/strong><strong> caasimada dalka Kenya <\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Dadkan Ku Geeriyootay Qaraxaani ka dhashay Dhuunta Shidaalka ayaa badnaa dad danyar ah\u00a0 g kadib markii ay \u00a0kusoo Xoormeen Dhuun-Shidaal oo dalooshantay xilli ay isku dayayeen inay shidaalka daadanaya dhaansadaan Iyaga Oo Weelal U Dhiganaya Dhidaalkii Ku Socday Dhulka .<\/p>\n<p>Dhaqaatiira Caafimaadka ee Dalka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in la filayo in tirada dhimashadu ay saacadaha soo socda kor u kacdo maadaama ay dadka dhaawaca ah ku jiraan qaar ay xaaladooda Caafimaad aad u liidato Oo Ay Iminkaba La Tcaalayaan Xaaladahooda Caafimaad.<\/p>\n<p>Arinkaani ayaa ah mid si weyn u gilgishey caasimada dalka Kenya ee Nairobi waxaana socda dadaalo lagu badbaadinayo dadka dabkaasi ay dhawaacyadi kasoo gaareen oo kasocda Cusbataalada Nairobi isalamrkaana ay iminkaba Xaaladooda Caafimaadqaar ka tirsan ku wii wax ku gaaray Qaraxii ka Dhashay dhuuntii shidaalka ay Sii waanaagsanaaneyso .<\/p>\n<p>dhinaca dowlada Kenya ayaan jirin wax war ah oo ka soo baxay ilaa iyo hada kaa oo ku aadan tirada rasmiga ah ee dadka\u00a0 shilkaasi ku geeriyoodey ama ku dhaawacmay .<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Ku Dhawaad 100-Ruux Oo Kenyan ah ayaa maanta ku geeriyoodey qarax ka dhacay Dhuun-Shidaal MAgaalada Nairob Ee caasimada dalka Kenya Dadkan Ku Geeriyootay Qaraxaani ka dhashay Dhuunta Shidaalka ayaa badnaa dad danyar ah\u00a0 g kadib markii ay \u00a0kusoo Xoormeen Dhuun-Shidaal oo dalooshantay xilli ay isku dayayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3020","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3020"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3020\/revisions\/3025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}