{"id":30186,"date":"2016-09-19T22:21:40","date_gmt":"2016-09-19T19:21:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30186"},"modified":"2016-09-19T22:23:42","modified_gmt":"2016-09-19T19:23:42","slug":"aqalka-madaxtooyada-dalka-kenya-oo-eedeyn-u-jeediyey-gudomiaha-gobolka-meru","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/aqalka-madaxtooyada-dalka-kenya-oo-eedeyn-u-jeediyey-gudomiaha-gobolka-meru\/","title":{"rendered":"Aqalka madaxtooyada dalka Kenya oo eedeyn u jeediyey gudomiaha Gobolka MERU."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu \u00a0ayaa maalintii shalay ahayd u aqriyay qodob dastuurka Kenya kujira gobernatooraha degmada qaadku ka soo go&#8217;o ee Meru ee Kenya Mr. \u00a0Peter Munya.<\/p>\n<p>Mr. Peter Munya ayaa lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa dhawaan wixii ka careysiiyay dawlada Soomaaliya ee Muqdisho ee ay xayiraada ugu soo rogtay diyaaradaha qaadka ee Kenya ee taga Soomaaliya isla markaana geeya qaadka.<\/p>\n<p>Xiyiraadaa ayaa saarneyd diyaaradahaa muddo toban maalmood ku dhow.<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyay Munya dhibkii dhawaan ku yimid jaadka wuxuuna ka digay in dhammaan gobernatooreyaasha aysan maamulin dawlado madax bannaan.<\/p>\n<p>Esipisu ayaa sheegay in Munya uu safar ku tagay Soomaaliya uuna isku dayay inuu heshiis la galo maamulo halkaa ka jira kaasoo ku saabsanaa dhoofinta jaadka ama in jaadka Kenya loo dhoofsho gaar ahaan \u00a0jamhuuriyada goonida isu taagtay ee la magac baxday Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWax kastoo ujeedooyinkiisu ahaayeen hadey wanaagsanaayeen iyo hadii kaleba, Munya \u00a0wuu tagay oo wuxuu wada hadalo la qaatay maamul goboleed ayada ooysan ogeyn Dawlada Federaaliga ah ee Soomaaliya ama xaqiiqdii asagoon wax wada tashi ah la samayn ama talo ka qaadan Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya taasoo masuul looga dhigay inay dalalka kale la gasho xiriiradeena,\u201d sidaa ayuu yiri.<\/p>\n<p>Esipisu ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay u fahamtay in Kenya ay aqoonsatay madaxbanaanida Somaliland.<\/p>\n<p>Esipisu \u00a0ayaa ka digay \u00a0in gobernatooreyaashu wada hadal iyo xiriiro la galaan dawladu madax bannaan.<\/p>\n<p>\u201cWada hadal la galidda dawlado waxay leedhay anshax iyo borotakool. Dawlad deegaanadu waa dawlad goboleedyo kuyaala Jamhuuriyada Kenya. Ma lahan awood madax bannaan,\u201d Esipisu \u00a0ayaa sidaa yiri.<\/p>\n<p>Esipisu wuxuu intaa raaciyay in Munya casharkii uu qaatay uu muujinaayo in go&#8217;aanada la qaato wada tashi iyo waano la&#8217;aan ay sababaan dhibaato iyo jah wareer aan loo baahneyn ama aanan munaasab ahayn.<\/p>\n<p>Xayiraadaa ayaa waxaa la qaaday asbuucii tagay kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta ay wada hadleen madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu \u00a0ayaa maalintii shalay ahayd u aqriyay qodob dastuurka Kenya kujira gobernatooraha degmada qaadku ka soo go&#8217;o ee Meru ee Kenya Mr. \u00a0Peter Munya. Mr. Peter Munya ayaa lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa dhawaan wixii ka careysiiyay dawlada Soomaaliya ee Muqdisho ee ay xayiraada ugu soo rogtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30187,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30186\/revisions\/30187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}