{"id":30180,"date":"2016-09-19T21:46:52","date_gmt":"2016-09-19T18:46:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30180"},"modified":"2016-09-19T21:54:01","modified_gmt":"2016-09-19T18:54:01","slug":"weerar-dhawaan-lagu-qaadey-rug-boolisku-ku-lahahaa-magaalada-mombasa-oo-lala-xiriiriyey-barta-facebook","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/weerar-dhawaan-lagu-qaadey-rug-boolisku-ku-lahahaa-magaalada-mombasa-oo-lala-xiriiriyey-barta-facebook\/","title":{"rendered":"Weerar dhawaan lagu qaadey Rug boolisku ku lahahaa magaalada Mombasa oo lala xiriiriyey barta facebook."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Baaritaano lagu sameeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday saldhigga booliska ee dhexe ee Mombasa ayaa muujiyay bog Facebook ah kaasoo laga yaabo inuu xag jir ka dhigay 3dii gabdhood ee weerarkaa qaaday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tasnim Yacquub, Maymuuna C\/Raxmaan iyo\u00a0 Ramla C\/Raxmaan ayaa waxaa toogasho ku dilay biliiska kadib markii ay weerareen saldhiggaa oo askari boolis ah ay mindi ku dhaawaceen. Waxaa sidoo kale la sheegay in ay walxo qarxa wateen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarkaa ayaa dhacay 11kii bishaan oo ku beegnayd Axadii aanu soo dhaafnay tii ka horeysay iyo weerarkii 9\/11.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boggaa ayaa waxaa la sheegay in uu wixii dad aan Muslim ahayn weerara inay janno galayaan u ballan qaado!\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Boggaa Facebook ayaa waxaa lagu magacaabaa\u00a0 Sisters of Jannah \u2013 oo macnahu yahay Gabdhaha Walaalaha ah ee Janada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaa ayaa waxaa boolisku sheegay in gabdho badan oo da&#8217; yar kooxaha hubeysani inay ku duufsadaan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baaritaano lagu sameeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday saldhigga booliska ee dhexe ee Mombasa ayaa muujiyay bog Facebook ah kaasoo laga yaabo inuu xag jir ka dhigay 3dii gabdhood ee weerarkaa qaaday. Tasnim Yacquub, Maymuuna C\/Raxmaan iyo\u00a0 Ramla C\/Raxmaan ayaa waxaa toogasho ku dilay biliiska kadib markii ay weerareen saldhiggaa oo askari boolis ah ay mindi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-30180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30180"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30180\/revisions\/30181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}