{"id":30150,"date":"2016-09-18T17:39:39","date_gmt":"2016-09-18T14:39:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30150"},"modified":"2016-09-18T21:58:34","modified_gmt":"2016-09-18T18:58:34","slug":"beelo-walaalo-ah-oo-dagaalamey-deegaano-hoos-taga-degmada-buur-xakaba-ee-gbay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/beelo-walaalo-ah-oo-dagaalamey-deegaano-hoos-taga-degmada-buur-xakaba-ee-gbay\/","title":{"rendered":"Beelo walaalo ah oo ku dagaalamey deegaano hoos taga degmada Buur xakaba ee G\/BAY."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Dagaalo ayaa ka dhacay deegaano hoos taga Buur Hakaba, gobolka Baay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalada ayaa waxay salka ku hayaan dhul beereed lagu murmay. Dagaalada oo in dhawaale dhacayay ayaa u dhexeeya jilibyada beel weyn oo deegaankaa dagta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa lagu soo waramayaa in weli haatan oo aanu maqaalkaan qoreyno xiisado colaadeed ay deegaanadaa ka taagan yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waanwaan nabadeed iyo dadaalo ayaa sidoo kale iminka socda ayadoo idaacadaha iyo warbaahinta kale ay nabaddoono u marinayaan dadka colaada wada inay durba joojiyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadaaladaa ayaa ka socda meelo badan oo kale oo ka tirsan gobolkaa ilaa caasimada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa lagu soo waramayaa in odayaal ay ku kala dhex jiraan dadkaa colaadu ka dhexeyso ee dariska ah isla markaana wada daga ee walaalaha ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dagaalo ayaa ka dhacay deegaano hoos taga Buur Hakaba, gobolka Baay. Dagaalada ayaa waxay salka ku hayaan dhul beereed lagu murmay. Dagaalada oo in dhawaale dhacayay ayaa u dhexeeya jilibyada beel weyn oo deegaankaa dagta. Sidoo kale ayaa waxaa lagu soo waramayaa in weli haatan oo aanu maqaalkaan qoreyno xiisado colaadeed ay deegaanadaa ka taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30172,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30150"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30166,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30150\/revisions\/30166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}