{"id":30136,"date":"2016-09-17T21:25:11","date_gmt":"2016-09-17T18:25:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30136"},"modified":"2016-09-17T21:37:47","modified_gmt":"2016-09-17T18:37:47","slug":"dagaalkii-shaley-ka-dhacey-ceelwaaq-oo-khasaaruhu-isa-soo-tarayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dagaalkii-shaley-ka-dhacey-ceelwaaq-oo-khasaaruhu-isa-soo-tarayo\/","title":{"rendered":"Dagaalkii shaley ka dhacey Ceelwaaq oo khasaaruhu isa soo tarayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warar haatan soo baxay ayaa sheegaya in khasaarihii dhimasho ee ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Ceel-waaq uu sii kordhayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Kenya ee KDF ee AMISOM iyo ciidamada dawlada ayaa sheegay in ay halkaa ku dileen ilaa dhowr iyo soddon ka tirsanaa Al-Shabaab.\u00a0 Majiro warar madax bannaan oo sheegashadaa xaqiijiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaan la heyn khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray shacabka degmadaa iyo nawaaxigeeda ku nool.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib wax yar oo xarakada Al-shabaab ay gacanta ku haysay magaalada Ceel-waaq ee Gedo Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada dawlada oo rogaal celis ah ay halkaa ka saareen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sargaal ka tirsan ciidamada dawlada ayaa sheegay in dhankooda 4 askari laga dilay dhaawacna uu jiro walow uusan sheegin inta askar dagaalka looga dhaawacay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Ceel-waaq ayaa ah istaraatiiji waxayna ku dhowdahay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar haatan soo baxay ayaa sheegaya in khasaarihii dhimasho ee ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Ceel-waaq uu sii kordhayo. Ciidamada Kenya ee KDF ee AMISOM iyo ciidamada dawlada ayaa sheegay in ay halkaa ku dileen ilaa dhowr iyo soddon ka tirsanaa Al-Shabaab.\u00a0 Majiro warar madax bannaan oo sheegashadaa xaqiijiyay. Sidoo kale ayaan la heyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30136\/revisions\/30137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}