{"id":30133,"date":"2016-09-17T20:45:40","date_gmt":"2016-09-17T17:45:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30133"},"modified":"2016-09-17T20:46:45","modified_gmt":"2016-09-17T17:46:45","slug":"askar-milatery-kenyaan-ah-oo-sheegey-in-ay-koonfurta-soomaaliya-ku-laayeen-dad-ay-ku-sheegeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/askar-milatery-kenyaan-ah-oo-sheegey-in-ay-koonfurta-soomaaliya-ku-laayeen-dad-ay-ku-sheegeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Askar milatery Kenyaan ah oo sheegey in ay koonfurta Soomaaliya ku laayeen dad ay ku sheegeen AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Kenya ee ka tirsan AMISOM, ayaa sheegay in xoogag ka tirsanaa Al-shabaab ay ku dileen Toddobaadkaan Gobolka Jubadda Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Millateriga Kenya ayaa sheegay 33 ka tirsan xoogagga Al-shabaab lagu dilay hawl-gallo ka dhacay deegaannada Goobweyn iyo Wirkooy oo ku dhow xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xukuumadda Kenya ayaa xustay in xubnaha la dilay uu ku jiro sarkaal sare oo Al-shabaab ka tirsan, una qaabilsanaa farsamada iyo saddex ruux oo isaga la socday.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Illaa hadda Al-shabaab kama aysan hadlin sheegashada Xukuumadda Kenya ay sheegatay inay ku dishay hawlgal ka dhacay Jubbooyinka tiro ka mid ah xoogaggooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Millateriga Kenya ayaa dhowr jeer oo hore sheegtay in Al-shabaab ka dileen xubno ay ka jiraan saraakiil, balse dhawr jeer ayay Al-shabaab iska fogeysay sheegashooyinkaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Kenya ee ka tirsan AMISOM, ayaa sheegay in xoogag ka tirsanaa Al-shabaab ay ku dileen Toddobaadkaan Gobolka Jubadda Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Millateriga Kenya ayaa sheegay 33 ka tirsan xoogagga Al-shabaab lagu dilay hawl-gallo ka dhacay deegaannada Goobweyn iyo Wirkooy oo ku dhow xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo. Sidoo kale, Xukuumadda Kenya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30134,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30133\/revisions\/30134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}