{"id":3013,"date":"2011-09-11T11:57:19","date_gmt":"2011-09-11T11:57:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3013"},"modified":"2011-09-11T12:05:15","modified_gmt":"2011-09-11T12:05:15","slug":"wariye-max%e2%80%99uud-carab-oo-13-ka-bishan-la-saari-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wariye-max%e2%80%99uud-carab-oo-13-ka-bishan-la-saari-doono\/","title":{"rendered":"Wariye Max\u2019uud (Carab) Oo 13-Ka Bishan La Saari Doono Maxkamada(Fiiri Eedemaha Iyo Qodobada Loo Cuskaday)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3016\" title=\"carab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/carab1.jpg\" alt=\"\" width=\"177\" height=\"181\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><br \/>\nWariye maxamud maxamed daahir <strong>(max&#8217;ud carab)<\/strong> oo <strong>19kii <\/strong>bishi july lagu<br \/>\nxirey xarunta PS-ta dawlada TFG-da Soomaaliya ayaa iska xirnaa<br \/>\nilaa iyo waqtigaan iyadoo kadib dadaal badan oo ay sameeyeen Eheladiisa iyo<br \/>\nrag ay saaxiibo dhaw ahaayeen ay ku guuleysteen in qareen loo qabto<\/p>\n<p>Wariyaha lana hor keeno maxkamad aan sharci aan u laheyn qaadista<br \/>\ndacwadiisa waana maxkamada ciidamada qalabka sida<\/p>\n<p>wariye maxamud carab ciidan shaqo kuma laha ma hubeysneyn mana jiraan wax astaan<br \/>\nciidan ama qalab lagu qabtey isagoo denbi faraha kula jira waa nin<br \/>\nwariye ah oo ku shaqeynayey xeerka iyo nidaamka u yaal saxaafada xorta<br \/>\nah.<\/p>\n<p>Wuxuu xaq u lahaa in laga dacweeyo maxkamadaha qaada dacwadaha<br \/>\ndadka shacbka ah isagoo shaqadiisa wata xarigna xaq uma laheyn iyadoon<br \/>\ndenbi lagu helin.<br \/>\nWaxaase isweydiin mudan waa maxey qodobada loo cuskanayo eedda been<br \/>\nabuurka ah ee hada madasheeda la shaaciyey.<br \/>\n1-waa shabaab 22 jir ah ka tirsanaa al-shabaab wuxuu la shaqeyn jirey<br \/>\nmadaxda warfaafinta alshabaab gaar ahaan ninka lagu magacaabo <strong>Yoonis<\/strong><br \/>\nWaxaana ku qora website uu leeyahey oo lagu magacaabo <strong>Warsom<\/strong> kaas oo<br \/>\nlagu dacaayadeeyo dawlada iyo masuuliyiinta qaranka.<br \/>\nXafiiska xeer ilaalinta maxkamada ciidamada qalabka sida markuu arkey qodobada<br \/>\n<strong>70 71<\/strong> ee xeerka habka ciqaabta soomaaliyed sidoo kale gungaarka<br \/>\n<strong>tix-HNQ\/BD\/528\/011<\/strong> kuna taariiqeysan <strong>07\/09\/2011<\/strong> waxaan kusoo eedeyney<br \/>\nsuuratul maa&#8217;idda aayadeeda 33aad iyo qodobada 221 xeerka ciidamada<br \/>\nsomalia iyo <strong>271,451<\/strong> xeerka ciidamada soomalia<\/p>\n<p>Waxaan maxkamada ciidamada qalabka sida ka codsaneynaa in la cayimo qaadista dacwadiisa<br \/>\nloona yeero marqaatiyada.<br \/>\nMarag1aad Kiis Baare <strong>Bashiir C\/WARSAME (Naxar)<\/strong><br \/>\nWabilaahi toowfiiq.<br \/>\n<strong>Dhame Liibaan Cali Yarrow.<\/strong><br \/>\nXeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wariye maxamud maxamed daahir (max&#8217;ud carab) oo 19kii bishi july lagu xirey xarunta PS-ta dawlada TFG-da Soomaaliya ayaa iska xirnaa ilaa iyo waqtigaan iyadoo kadib dadaal badan oo ay sameeyeen Eheladiisa iyo rag ay saaxiibo dhaw ahaayeen ay ku guuleysteen in qareen loo qabto Wariyaha lana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3013","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3013"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3018,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3013\/revisions\/3018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}