{"id":30124,"date":"2016-09-17T02:04:32","date_gmt":"2016-09-16T23:04:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30124"},"modified":"2016-09-17T02:09:07","modified_gmt":"2016-09-16T23:09:07","slug":"qaar-kamid-ah-musharaxiinta-xilka-madaxweyne-siyaasiyiin-iyo-wax-garad-kale-oo-beledweyne-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/qaar-kamid-ah-musharaxiinta-xilka-madaxweyne-siyaasiyiin-iyo-wax-garad-kale-oo-beledweyne-gaarey\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah musharaxiinta xilka madaxweyne Siyaasiyiin iyo wax garad kale oo Beledweyne gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Inta badan Siyaasiyiinta Somalia iyo Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Beledweyne, iyaga oo ka qeyb-gallay munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Baar Xasan Dhiif.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta iyo Musharraxiinta Maanta gaaray degmada Beledweyne, ayaa Waxaa ka mid ah: RW-hii hore ee Somalia, C\/wali Sh. Axmed, C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, Max&#8217;uud Axmed Nuur Tarsan, C\/raxmaan C\/llaahi Baadiyoow, C\/llaahi Goodax Barre iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa khubado kala duwan oo ay ka jeediyeen Munaasabadda soo dhaweynta ee loo qabtay, waxaa ay ku dhaliileen Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan dhismaha maamul-gobolleedka Hiiraan iyo Sh\/dhexe oo sidda ay Hadalka u dhigeen aan wax sharciyad ah ku fadhin, madaama aya sheegeen Dowladda hadda jirta waqtigeeda dhamaaday.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Waxaa xafladdan hadal kooban ka jeediyay Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan, Gaar ahaan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Siyaasiyiinta iyo Musharixiintaba Kula dardaarmay, in ay Socdaalkooda ku baahiyaan Guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan Siyaasiyiinta Somalia iyo Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Beledweyne, iyaga oo ka qeyb-gallay munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Baar Xasan Dhiif. Siyaasiyiinta iyo Musharraxiinta Maanta gaaray degmada Beledweyne, ayaa Waxaa ka mid ah: RW-hii hore ee Somalia, C\/wali Sh. Axmed, C\/raxmaan C\/shakuur Warsame, Max&#8217;uud Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30125,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30124\/revisions\/30125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}