{"id":30121,"date":"2016-09-17T01:44:16","date_gmt":"2016-09-16T22:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30121"},"modified":"2016-09-17T01:51:01","modified_gmt":"2016-09-16T22:51:01","slug":"kaluumeyato-soomaali-ah-oo-ay-gurmad-u-fidiyeen-badmareeno-talyaani-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/kaluumeyato-soomaali-ah-oo-ay-gurmad-u-fidiyeen-badmareeno-talyaani-ah\/","title":{"rendered":"Kaluumeyato Soomaali ah oo ay gurmad u fidiyeen badmareeno Talyaani ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluumaysata Soomaaliyeed oo dhowr ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ay la kulmeen badmareenadu aya waxay u sheegen inay badda ku jiran muddo 10 ilaa 15 casho ah si ay kalluunka u soo qabsadaan balse cuntada iyo biyaha ay wataan oo aanay heyneyn intaa sababtuna waa kuleylka\u00a0 maalinkii oo gaajo iyo harraad badan ku rida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016916636096197611600222kulmeysato2.jpg\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Badmareenadu waxay halkaas gargaar isugu jira cunto iyo biyo aan xumaaneyn ugu deeqeen kalluumaysatada Soomaaliyeed waxanay halkaas ka ga faai\u2019daysteen inay u sharxaan sida ay Hawlgalka ladagaalanka burcad badeedka ay ka wadaan badda Soomaaliya sidii ay uga nabadgelin lahaayen weerarada burcad badeedka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weeraradii ay sababen burcad badeeka Soomaaliyeed waxay kor u kacen bishi Janaayo 2011 ka kuwaaso lagu qafaashay 736 qof laguna qabsaday 32 markab oo ganacsi ah oo lagu doonayo lacago badan oo madax furasho ah loogu heystay xeebaha Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Sept\/2016916636096201485238150kalumeysato3.jpg\" \/><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadaalkii ciidanka badda iyo shuruucdii tallaabooyinkii ay dejiyeen ammaanka badda awgood ayaa sababay inay hoos u dhacaan falalka burcad badeednimo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Laga soo bilaabo waqtigaa ilaa bishaan 9aad ee 2016 ka, hal markab oo la qabtay ma jiro\u00a0 balse 26 qof oo la qafaashay ayaa ilaa hadda gacanta ugu jira.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluumaysata Soomaaliyeed oo dhowr ah. Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ay la kulmeen badmareenadu aya waxay u sheegen inay badda ku jiran muddo 10 ilaa 15 casho ah si ay kalluunka u soo qabsadaan balse cuntada iyo biyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30122,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30121\/revisions\/30122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}