{"id":30118,"date":"2016-09-16T21:35:43","date_gmt":"2016-09-16T18:35:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30118"},"modified":"2016-09-16T22:25:33","modified_gmt":"2016-09-16T19:25:33","slug":"qm-oo-shaacisey-in-ay-jiraan-milaayiin-caruur-qaxooti-aan-waxbarasho-heysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/qm-oo-shaacisey-in-ay-jiraan-milaayiin-caruur-qaxooti-aan-waxbarasho-heysan\/","title":{"rendered":"Q\/M oo shaacisey in ay jiraan milaayiin Caruur qaxooti aan waxbarasho heysan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">In ka badan kala barka 6 malyan oo carruur qaxooti ah ayaan heysan fursad ay wax uga bartaan iskoolo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Carruurtaa ayaa waxaa QM sheegtay in ay jiraan da&#8217;dii iskoolada ay wax uga baran lahaayeen balse aysan fursado waxbarasho oo rasmi ah heysan. Sanad walba waxaa sidoo kale kusoo darsama 600, 000 oo kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa sheegtay in 50% un carruurta qaxootiga ah ee caalamka ay heystaan fursado ay ku dhigtaan dugsiyo hoose.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a022% oo carruurta qaxotiga ah ee da&#8217;adoodu ka weyn tahay toban sano jir ayaa un wax ka barta dugsiyo sare.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hadii aysan waxba baran carruurtaasi QM waxay sheegtay in nabadda iyo xasilloonida dunidu khatar gali karto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxbarashada ayaa QM waxay ka aaminsan tahay in ay mustaqbalka u tahay fure qaxootiguna ku heli karaan xalal ay ayagu kasbadeen oo dhibaatooyinkooda ay ku xallin karaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, warbixin uu soo saaray Baanka Adduunka ayaa lagu xusay in dadka wadamadooda dhibaatooyinku ka jiraan ay culeys kuyihiin dalalka hodanka ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warbixinta ayaa sheegtay in culeys ay ku hayaan arimaha ijtimaaciga ah ee dalalka marti galiya. Warbixinta ayaa lasoo saaray shalay Khamiistii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 65 milyan oo qof ayaa dunida iminka\u00a0 ku barakacsan dadkaas oo isugu jira qaxooti dalalkoodii ka cararay iyo kuwo gudaha dalalkooda qaxooti ku ah!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalalkaa ayaa waxaa ku jira Suuriya, Afghanistan, Soomaaliya iyo Koofur Suudaan. Dadka barakacsan hada waxay gaarayaan tiradii dadkii barakacsanaa intii uu jiray Dagaalkii 2aad ee Caalamka ama waa ku dhow yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa horumarka wadamada ay tagaan rajadii laga qabay hoos u dhiga, waa sida warka loo dhigaye inkastoo fursado ay sidoo kale abuuraan in badan, xirfado cusub ay keenaan qaarna ay hodan yihiin ama qani amaba ladan yihiin lacgna ay la yimaadaan dalalka ay u haajiraan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Qulqulka dad aad u badan wuxuu kicinayaa ajnabi nacayb xataa gudaha dalalka dekhliga badan,&#8221; warbixinta ayaana sidaa sheegtay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa kordhay qulqulka qaxootiga ka soo cararaya dalalka Suuriya iyo Ciraaq iyo Afghanistan oo colaado ba&#8217;ani kajiraan gaar ahaan Suuriya iyo qaarada Afrika oo dhibaatooyin badan oo ijtimaaci ah ay ka jiraan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa shalay sheegtay in haatan ay Libya ku sugan yihiin dad tahriibeyaal ah oo tiradoodu sare u dhaaftay 2 boqol oo kun kuwaasoo doonaya inay badda inta ka gudbaan galaan Yurub!<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan kala barka 6 malyan oo carruur qaxooti ah ayaan heysan fursad ay wax uga bartaan iskoolo. Carruurtaa ayaa waxaa QM sheegtay in ay jiraan da&#8217;dii iskoolada ay wax uga baran lahaayeen balse aysan fursado waxbarasho oo rasmi ah heysan. Sanad walba waxaa sidoo kale kusoo darsama 600, 000 oo kale. QM ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30118\/revisions\/30119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}