{"id":30115,"date":"2016-09-16T20:52:02","date_gmt":"2016-09-16T17:52:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30115"},"modified":"2016-09-17T03:02:29","modified_gmt":"2016-09-17T00:02:29","slug":"ciidamo-ka-wada-tirsan-dawlada-federalka-oo-ku-dagaalamey-deegaanka-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/ciidamo-ka-wada-tirsan-dawlada-federalka-oo-ku-dagaalamey-deegaanka-maxaas\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka wada tirsan dawlada federalka oo ku dagaalamey deegaanka Maxaas."},"content":{"rendered":"<p>Inta la Xaqiijiyay illaa Toddobo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Somalia ayaa ku Dhaawacmay iska hor-imaad ku dhaxmaray dulleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidammada dowladda ayaa WARSOM u sheegay in ciidanka iska horimaadka dhaxmaray kala shakiyeen, taasoo keentay in is rasaaseyn dhaxmarto.<\/p>\n<p>Ciidamada iska horimaadka uu dhaxmaray ayaa la sheegay inay kasoo kala tageen Degmada Maxaas iyo Deegaanka Moqokori oo Maalintii Shalay ay la Wareegeen Xoogagga ka Tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, iska horimaadyada noocan oo kale ah ku badan ciidammada Dowladda FS, Waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la Xaqiijiyay illaa Toddobo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Somalia ayaa ku Dhaawacmay iska hor-imaad ku dhaxmaray dulleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan ciidammada dowladda ayaa WARSOM u sheegay in ciidanka iska horimaadka dhaxmaray kala shakiyeen, taasoo keentay in is rasaaseyn dhaxmarto. Ciidamada iska horimaadka uu dhaxmaray ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30115"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30115\/revisions\/30127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}