{"id":30109,"date":"2016-09-16T19:52:22","date_gmt":"2016-09-16T16:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30109"},"modified":"2016-09-16T19:55:47","modified_gmt":"2016-09-16T16:55:47","slug":"maxkamadda-caalamiga-ah-ee-icc-oo-ku-dadaaleysa-in-ay-gasho-dacwadaha-la-xiriira-baydda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/maxkamadda-caalamiga-ah-ee-icc-oo-ku-dadaaleysa-in-ay-gasho-dacwadaha-la-xiriira-baydda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda caalamiga ah ee ICC oo ku dadaaleysa in ay gasho dacwadaha la xiriira BAY&#8217;DDA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dacwad oogeyaasha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay inay diirada aad u saari doonaan dacwadaha la xiriira deegaanka ama biiada iyo dulalka sida sharci darrada ah lagu qaato.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haweeneyda ugu sareysa dacwad soo oogeyaasha ICC Fatou Bensouda\u00a0 ayaa sheegtay inay aad diirada usaarayaan iminka dacwadaha ka dhanka ah burburinta biiada iyo sida sharciga aan waafaqsanayn ee loo daldasho kheyraatka dabiiciga ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dacwad oogeyaasha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay inaysan jirin shirkado reer Galbeed ah oo doonaya in lagu soo oogo dacwado dhibaatooyinkaa kusaabsan in kastoo dhibaatooyin badan oo caynkaa ah ay ka geystaan qaaradaha Aasiya (Asia) iyo Afrika.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Caalamka oo idil waxaa soo badanaya tuulaley ama reer baadiye ka cabanaya in dhulalkii awooweyaashood kunoolaan jireen laga eryay dibadana lagu soo tuuray oo aysan aqoon si ay u noolaadaan! Dad badan ayaa la dilay ayagoo dhulalkooda difaacaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxda shirkadaha iyo siyaasiyiinta dhulalka qasabka ku qaata, guba dhirta dabiiciga ah ama sumeeya ilaha biyaha laga helo ayaa dhawaan durba waxaa laga yaabaa in lasoo taago maxkamadaa ICC oo kutaala Holland gaar ahaan magaalada Hague ayaga iyo dembiileyaasha kale iyo kaligii taliyeyaasha.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad oogeyaasha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay inay diirada aad u saari doonaan dacwadaha la xiriira deegaanka ama biiada iyo dulalka sida sharci darrada ah lagu qaato. Haweeneyda ugu sareysa dacwad soo oogeyaasha ICC Fatou Bensouda\u00a0 ayaa sheegtay inay aad diirada usaarayaan iminka dacwadaha ka dhanka ah burburinta biiada iyo sida sharciga aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30109"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30110,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30109\/revisions\/30110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}