{"id":30105,"date":"2016-09-16T19:26:20","date_gmt":"2016-09-16T16:26:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30105"},"modified":"2016-09-16T19:28:57","modified_gmt":"2016-09-16T16:28:57","slug":"dawlada-dalka-kenya-oo-diidey-eedeymo-loogu-soo-jeediyey-in-ay-qaxootiga-qasab-ku-celineyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/dawlada-dalka-kenya-oo-diidey-eedeymo-loogu-soo-jeediyey-in-ay-qaxootiga-qasab-ku-celineyso\/","title":{"rendered":"Dawlada dalka Kenya oo diidey eedeymo loogu soo jeediyey in ay qaxootiga qasab ku celineyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Kenya ayaa iska fogeysay eedo loo soo jeediyay oo sheegaya inay qasab kuceliso qaxootiga Dhadhaab hadba qaar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Eedahaa ayaa waxaa soo jeedisay shalay hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch (HRW). HRW ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedahaa ugu soo jeedisay dawlada Kenya iyo weliba hayada qaxootiga ee UNHCR.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kenya ayaa damacsan inay hadba qaar qaxootigaa Soomaaliya u celiso ilaa laga soo xiro xeryaha Dhadhaab bisha 11aad ee sanadkaan. Laakiin heshiis 2013 ay kala saxiixdeen dawladaha Kenya iyo Soomaaliya iyo weliba UNHCR ayaa dhigaya inaan si qoor qabad ah qaxootiga aan loo celine ay iskood u laabtaan hadii ay doonaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaxooti badan oo ay soo wareysatay sida warbixinta ay ku xustay shalay HRW ayaa sheegay in Soomaaliya ay tageen colaadna ay halkaa kula kulmeen deedna ay soo noqdeen!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">HRW waxay sidoo kale sheegtay in UNHCR aysan xog sax ah siinayn qaxootiga taasoo kusaabsan halista ay kala kulmi karaan Soomaaliya markii ay u guryo noqdaan.<\/span><\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay UNHCR ayaa sheegay in UNHCR ay darseeyso warbixinta HRW ka hor inta aysan ka jawaab celin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xeryaha Dhadhaab ayaa waxaa ku nool ku dhawaad 300,000 oo Soomaali u badan.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/becco-10\/\" rel=\"attachment wp-att-30080\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30080\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/salaam-bank-17\/\" rel=\"attachment wp-att-30081\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30081\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/magaalada-nairobi-oo-gudiga-doorashada-dadban-ee-soomaaliya-uu-shir-jaraaid-ku-qabteen\/tabaarak-9\/\" rel=\"attachment wp-att-30082\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30082\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Kenya ayaa iska fogeysay eedo loo soo jeediyay oo sheegaya inay qasab kuceliso qaxootiga Dhadhaab hadba qaar. Eedahaa ayaa waxaa soo jeedisay shalay hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch (HRW). HRW ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedahaa ugu soo jeedisay dawlada Kenya iyo weliba hayada qaxootiga ee UNHCR. Kenya ayaa damacsan inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30105"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30108,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30105\/revisions\/30108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}